{"id":28784,"date":"2016-06-19T22:59:52","date_gmt":"2016-06-19T19:59:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28784"},"modified":"2016-06-20T02:45:08","modified_gmt":"2016-06-19T23:45:08","slug":"wasaaradda-amniga-oo-sheegtey-in-ay-fashilisey-qarax-lala-damacsanaa-in-lagu-wax-yeeleeyo-dad-aan-waxba-galabsan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/wasaaradda-amniga-oo-sheegtey-in-ay-fashilisey-qarax-lala-damacsanaa-in-lagu-wax-yeeleeyo-dad-aan-waxba-galabsan\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Amniga oo sheegtey in ay fashilisey qarax lala damacsanaa in lagu wax yeeleeyo dad aan waxba galabsan."},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Amniga Xukuumadda<br \/>\nSomalia, ayaa sheegay in la Fashiliyay<br \/>\nXalay Mooto Bajaaj laga soo buuxiyay<br \/>\nWalxaha qarxa, lana doonaayay in lagu<br \/>\nQalqal-geliyo Xasilloonida Caasimadda<br \/>\nSoomaaliya.<\/p>\n<p>Afhayeenka Wasaarada Amniga C\/<br \/>\nkaamil Macallin, ayaa xusay in<br \/>\nMootadaas uu la socday ruux ka tirsanaa<br \/>\nXarakada Al-shabaab, taasoo ciidamada<br \/>\nAmniga ay ku joojiyeen Waddada<br \/>\nWarshadaha, Laakiinse uu ka dhego-<br \/>\nadaygay Amarka ciidamada, isagoo ugu<br \/>\ndambeyntiina is-qarxiyay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Afhayeenka ayaa sheegay in<br \/>\nMootadaan ay ku Qaraxday Meel ku<br \/>\ndhow Xero Jarmal, uuna ku dhintay<br \/>\nRuuxii waday oo uu sheegay inuu ka<br \/>\ntirsanaa Al-shabaab oo kula jirta dagaal<br \/>\nDowladda Somalia iyo Ciidamada<br \/>\nAMISOM.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada Amnigu Waxay goobtii uu<br \/>\nQaraxu ka dhacay ka billaabeen<br \/>\nBaaritaanno ay ku ogaanayan halka lagu<br \/>\nsoo diyaariyay,\u201d ayuu hadalkiisa ku<br \/>\ndaray C\/kaamil Macallin Shukri, oo<br \/>\nintaas ku daray in baaritaannada soo<br \/>\nbaxa la shaacin doono.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Afhayeenka, ayaa ka<br \/>\ngaabsaday halka uu weerarkan ku<br \/>\nwajahnaa, Sababo ku aaddan Hay&#8217;adaha<br \/>\nAmmaanka oo aan weli soo Gaba-gabeen<br \/>\nBaaritaanada ay gacanta ku hayaan sida<br \/>\nuu hadalka u dhigay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Amniga Xukuumadda Somalia, ayaa sheegay in la Fashiliyay Xalay Mooto Bajaaj laga soo buuxiyay Walxaha qarxa, lana doonaayay in lagu Qalqal-geliyo Xasilloonida Caasimadda Soomaaliya. Afhayeenka Wasaarada Amniga C\/ kaamil Macallin, ayaa xusay in Mootadaas uu la socday ruux ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab, taasoo ciidamada Amniga ay ku joojiyeen Waddada Warshadaha, Laakiinse uu ka dhego- [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28491,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28784","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28784","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28784"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28784\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28785,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28784\/revisions\/28785"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28491"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28784"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28784"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28784"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}