{"id":28781,"date":"2016-06-19T22:37:02","date_gmt":"2016-06-19T19:37:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28781"},"modified":"2016-06-20T02:54:38","modified_gmt":"2016-06-19T23:54:38","slug":"qaxootiga-yameniita-muqdisho-oo-hormuud-foundation-u-qeybisey-deeq-lacageed-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/qaxootiga-yameniita-muqdisho-oo-hormuud-foundation-u-qeybisey-deeq-lacageed-maanta\/","title":{"rendered":"Qaxootiga Yameniita Muqdisho oo Hormuud foundation u qeybisey deeq lacageed maanta."},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda<br \/>\nHormuud Foundation, ayaa Deeq<br \/>\nLacageed ugu qaybisay Muqdisho Qoysas<br \/>\nka mid ah Jaaliyadda Yemen ee ku nool<br \/>\nMagaalada Muqdisho ee caasimadda<br \/>\nSomalia.<\/p>\n<p>Xaflad lagu qabtay Hoteelka Shaamow<br \/>\nayaa deeqdan lacageed loogu qaybiyay<br \/>\nqoys ka mid ah Yamaniyiintii kasoo<br \/>\ncararay dagaalada sokeeye ee ka<br \/>\nsoconaya dalkooda, isla markaana soo<br \/>\nmiciin-biday Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qoysaska lacagta loo way big at ayay<br \/>\ntiradoodu ahayd Saddex Boqol, Waxaana<br \/>\nQoys walba la siiyay lacag dhan Boqol<br \/>\nDollarka Mareykanka ah ($100). Waxay<br \/>\nkaloo ku Wareejisay Hay\u2019adda Hormuud<br \/>\nFoundation Hoggaanka Jaaliyadda<br \/>\nYemen 300 oo kartoon oo timir ah,<br \/>\ntaasoo culeyskeedu ahaa 2,400 oo KG.<br \/>\nGuddoomiye ku xigeenka Hormuud<br \/>\nFoundation C\/raxmaan Ibraahim Cilmi<br \/>\n(Ookiyaale) oo Xafladda ka hadlay ayaa<br \/>\nsheegay in Deeqdaan Lacageed ay ugu<br \/>\nTalla-galeen in Jaaliyadda Reer Yemen<br \/>\nay isticmaalaan inta lagu jiro Bishan<br \/>\nRamadaanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Mudane Ookiyaale ayaa<br \/>\nXusay inay dareemi karaan inaysan<br \/>\nDeeqdan lacageed dabooli karin<br \/>\nbaahiyaha Guud ee ay qabaan Qoysaska<br \/>\nYemeniyiinta ah, isagoo ugu baaqay inay<br \/>\nGarowsadaan Marxaladda ka jirta Dalka.<br \/>\nWaxaa isaguna munaasabada ka hadlay,<br \/>\nXildhibaan Ibraahim Saalax Deyfullah oo<br \/>\nxusay in shirkadaha kale ee wadanka ka<br \/>\njira looga baahan yahay inay Hay\u2019ada<br \/>\nHormuud Foundation ku daydaan, ayna<br \/>\ncaawiyaan shacabka Soomaaliyeed iyo<br \/>\nkuwa Martida u ah.<\/p>\n<p>Hoggaanka Jaaliyadda reer Yemen, ayaa<br \/>\nka mahadceliyay deeqdan, waxayna<br \/>\nmuujiyeen in Deeqda lagu soo beegay,<br \/>\nXilli ay baahi u qabeen Qoxootigu<br \/>\ncolaadaha dalka Yemen kasoo cararay ee<br \/>\nku nool Muqdisho.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Yemen waa dalka keliya<br \/>\nee ka tirsan Dalalka Carabta ah oo Xeryo<br \/>\nQaxooti uga sameeyay dalkiisa Shacabkii<br \/>\nSoomaaliyeed ee ka cararay Colaadihii<br \/>\nsokeeye ee Dalka ka Qarxay<br \/>\nSagaashamaadkii.<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg\" alt=\"tabarak234\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28542\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Hormuud Foundation, ayaa Deeq Lacageed ugu qaybisay Muqdisho Qoysas ka mid ah Jaaliyadda Yemen ee ku nool Magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia. Xaflad lagu qabtay Hoteelka Shaamow ayaa deeqdan lacageed loogu qaybiyay qoys ka mid ah Yamaniyiintii kasoo cararay dagaalada sokeeye ee ka soconaya dalkooda, isla markaana soo miciin-biday Soomaaliya. Qoysaska lacagta loo way [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25985,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28781","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28781","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28781"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28781\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28796,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28781\/revisions\/28796"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25985"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28781"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28781"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28781"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}