{"id":28779,"date":"2016-06-19T22:14:22","date_gmt":"2016-06-19T19:14:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28779"},"modified":"2016-06-20T02:58:04","modified_gmt":"2016-06-19T23:58:04","slug":"banki-moon-oo-adduunyada-ka-codsadey-in-qaxootiga-si-wanaagsan-loola-dhaqmo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/banki-moon-oo-adduunyada-ka-codsadey-in-qaxootiga-si-wanaagsan-loola-dhaqmo\/","title":{"rendered":"Banki Moon oo adduunyada ka codsadey in Qaxootiga si wanaagsan loola dhaqmo."},"content":{"rendered":"<p>Xog-hayaha<br \/>\nQM Ban-ki-Moon oo shalay galinkii<br \/>\ndambe booqday jasiirada Lesbos ee<br \/>\ndalka Giriigga ayaa sheegay in<br \/>\ndhibaatada qaxootigu aysan weli<br \/>\ndhammaan asagoo isla markaa ku<br \/>\nbaaqay in qaab baniaadminimo arinkaa<br \/>\nloo wajaho qaarada Yurub oo dhan.<br \/>\nLesbos ayaa ah mee1 ka mid ah meelaha<br \/>\nqaxootigu kasoo galo Yurub.<\/p>\n<p>Wuxuu Ban-ki-Moon kula dardaarmay<br \/>\ndadyowga dalalka Yurub oo dhan<br \/>\ninaysan xadadka ka xiran aysana<br \/>\nadeegsan midab kala sooc iyo takoor ka<br \/>\ndhan ah qaxootiga.<\/p>\n<p>\u201cMaanta, waxaan la kulmay qaxooti ka<br \/>\nyimid caalamka meelaha ugu dhib<br \/>\nbadan. Waxay kusoo noolaayeen<br \/>\ndhibaatooyin. Dhibkaasna weli ma<br \/>\nuusan dhammaan,\u201d Mr. Ban ayaa sidaa<br \/>\nusheegay xubnaha hayado samafal oo<br \/>\naan dawli ahayn kuwaasoo usoo xoomay<br \/>\nsi ay madaxa QM hadalkiisa u<br \/>\ndhageystaan gaar ahaan arinka<br \/>\nkusaabsan xaalada adag ee halkaa ka<br \/>\njidha.<\/p>\n<p>\u201cLaakiin halkaan ah Lesbos, waxay<br \/>\nheleen nafis kadib markii ay soo mareen<br \/>\ncolaad iyo gabbood fal,\u201d intaa ayuu<br \/>\nraaciyay.<br \/>\nWuxuu kaloo xusay in dadka<br \/>\njasiiradleyda ah ee reer Lesbos ay<br \/>\ndabadeed u fureen qaxootiga<br \/>\nguryahooda, quluubtooda iyo<br \/>\nboorsooyinkooda jeebka ee lacagta lagu<br \/>\nrito si ay u taageeraan dadkaa baahan.<\/p>\n<p>Mr. Ban ayaa sidoo kale sheegay in<br \/>\nqaxootigu u sheegeen rajooyinkooda,<br \/>\niskoolo inay u doonayaan carruurtooda<br \/>\niyo inay doonayaan shaqooyin si<br \/>\nqoysaskooda ay u korsadaan.<\/p>\n<p>Booqashada Mr. Ban oo ah labo<br \/>\nmaalmood ayaa waxay timid wax yar un<br \/>\nka hor maalinta qaxootiga ee dunida oo<br \/>\nku beegan beritoole oo ah 20ka Juun.<\/p>\n<p>WARSOM2011@GMAIL.COM<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg\" alt=\"tabarak234\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28542\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xog-hayaha QM Ban-ki-Moon oo shalay galinkii dambe booqday jasiirada Lesbos ee dalka Giriigga ayaa sheegay in dhibaatada qaxootigu aysan weli dhammaan asagoo isla markaa ku baaqay in qaab baniaadminimo arinkaa loo wajaho qaarada Yurub oo dhan. Lesbos ayaa ah mee1 ka mid ah meelaha qaxootigu kasoo galo Yurub. Wuxuu Ban-ki-Moon kula dardaarmay dadyowga dalalka Yurub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28270,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28779","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28779","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28779"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28798,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28779\/revisions\/28798"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28270"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}