{"id":28776,"date":"2016-06-19T04:21:11","date_gmt":"2016-06-19T01:21:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28776"},"modified":"2016-06-20T03:04:17","modified_gmt":"2016-06-20T00:04:17","slug":"dawladda-eritrea-oo-shaacisey-in-ay-leysey-boqolaal-askeri-ethiopian-ah-dagaal-ku-dhexmarey-xadka-kala-qeybiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/dawladda-eritrea-oo-shaacisey-in-ay-leysey-boqolaal-askeri-ethiopian-ah-dagaal-ku-dhexmarey-xadka-kala-qeybiya\/","title":{"rendered":"Dawladda Eritrea oo shaacisey in ay leysey boqolaal askeri Ethiopian ah dagaal ku dhexmarey xadka kala qeybiya."},"content":{"rendered":"<p>Dawlada<br \/>\nEritrea ayaa sheegtay in ciidamadeedu<br \/>\ndileen in ka badan 200 oo askari oo<br \/>\nItoobiyaan ah, isku dhac dhawaan ka<br \/>\ndhacay xadka in badan lagu<br \/>\nmuransanaa ee u dhexeeya labadaa dal<br \/>\nkadib.<\/p>\n<p>Asbuucii hore ayaa iska hor imaad<br \/>\ndhacay waxaa labadaa dal midba midka<br \/>\nkale ku eedeeyay in ciidamadiisu ay<br \/>\ndhibkaa horseedeen.<\/p>\n<p>Intii u dhexeysay sanadihii 1998 iyo<br \/>\n2000 ayaa waxaa halkaa ku dhex maray<br \/>\nciidamada dalalkaa dirir ba&#8217;an.<br \/>\nDhan walba wuxuu sheegay in dhanka<br \/>\nkale uu khasaare weyn gaarsiiyay. Si<br \/>\nkastaba ha ahaatee, marka loo eego<br \/>\ndhacdadii dhawaan dhacday, Itoobiya<br \/>\nkama aysan hadlin tirooyinka dadkii<br \/>\nhalkaa ku naf waayay.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, afhayeen u hadlay<br \/>\ndawlada Itoobiya oo lagu magacaabo<br \/>\nGetachew Reda ayaa Salaasadii lasoo<br \/>\ndhaafay si guud u sheegay in khasaare<br \/>\nba&#8217;an dhan walba uu la galbaday balse<br \/>\nkhasaaraha ugu weyn uu gaaray Eritrea.<br \/>\nWax maxaabiis dagaal ah lagama hadlin<br \/>\ninnaba.<\/p>\n<p>Xog-hayaha Guud ee QM, Ban Ki-moon<br \/>\nayaa ka dalbay labada dawladoodba<br \/>\ninay sida ugu weyn ee ay u awoodaan u<br \/>\nisticmaalaan xaddidnaan iyo inay ku<br \/>\nxallilaan xurgufta u dhexeysa si<br \/>\nnabdoon.<\/p>\n<p>WARSOM2011@GMAIL.COM<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg\" alt=\"tabarak234\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28542\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawlada Eritrea ayaa sheegtay in ciidamadeedu dileen in ka badan 200 oo askari oo Itoobiyaan ah, isku dhac dhawaan ka dhacay xadka in badan lagu muransanaa ee u dhexeeya labadaa dal kadib. Asbuucii hore ayaa iska hor imaad dhacay waxaa labadaa dal midba midka kale ku eedeeyay in ciidamadiisu ay dhibkaa horseedeen. Intii u dhexeysay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28279,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28776","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28776","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28776"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28776\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28800,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28776\/revisions\/28800"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28279"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}