{"id":28773,"date":"2016-06-19T04:08:53","date_gmt":"2016-06-19T01:08:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28773"},"modified":"2016-06-20T03:10:43","modified_gmt":"2016-06-20T00:10:43","slug":"nin-hubeysan-oo-galabta-afurkii-weerarey-guriga-wasiirka-arrimaha-gudaha-cali-waran-cadde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/nin-hubeysan-oo-galabta-afurkii-weerarey-guriga-wasiirka-arrimaha-gudaha-cali-waran-cadde\/","title":{"rendered":"Nin hubeysan oo galabta Afurkii weerarey guriga wasiirka arrimaha gudaha Cali Waran cadde."},"content":{"rendered":"<p> Nin<br \/>\nhubeysan oo la sheegay in uu ka<br \/>\nTirsanaa ilaalada Beer uu Wasiirka<br \/>\nArrimaha Gudaha Somaliland, Cali<br \/>\nMaxamed Waran-cadde &#8211; ku<br \/>\nxannaaneysto Libaaxyada, ayaa<br \/>\nMaqribnimadii Caawa xilligii Afurka<br \/>\nweeraray Guriga uu Wasiir Waran-<br \/>\ncadde ka daggan yahay Magaalada<br \/>\nHargeysa ee Xarunta Somaliland.<\/p>\n<p>Ilaalada Wasiirka iyo ninka hubeysan,<br \/>\nayaa Rasaas culus is-dhaafsaday, taasoo<br \/>\nSoctay illaa xilligii cishaha ee caawa<br \/>\nwaxaana ciidanka booliiska oo goobta<br \/>\ngaaray ay sheegeen inaysan rasaastaasi<br \/>\nsababin wax khasaare nafeed ah.<\/p>\n<p>Ruuxan weeraray guriga Wasiirka, ayaa<br \/>\nla sheegay inay xigto ahaayeen wasiirka,<br \/>\nWaxaana Weerarkiisan uu salka ku<br \/>\nhayay sida uu baahiyay TV-ga Horn<br \/>\nCable &#8211; Khliaaf u dhexeeyay Wasiir<br \/>\nWaran-cadde iyo ninkan ilaalada<br \/>\nbeertiisa ka mid ahaa.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidanka booliska<br \/>\nSomaliland ayaa sheegay in ninka<br \/>\nhubeysan weeraray guriga Wasiirka uu<br \/>\ngoobta ka baxsaday, iyadoo Wasiirka<br \/>\nArrimaha Gudaha &#8211; uusan weli ka hadlin<br \/>\nsababta keentay in la weeraro gurigiisa.<br \/>\nUgu dambeyn, Ciidanka booliska Ayaa<br \/>\nsheegay inay baadi-goob ku hayaan<br \/>\nninka weeraray guriga wasiirka, iyadoo<br \/>\nfalkan uu noqonayo kii u horreeyay<br \/>\nnoociisa oo waqti Afur ah lagu qaado<br \/>\nguri uu daggan yahay mas\u2019uul ka tirsan<br \/>\nxukuumadda Somaliland.<br \/>\nwarsom2011@gmail.com<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg\" alt=\"tabarak234\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28542\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nin hubeysan oo la sheegay in uu ka Tirsanaa ilaalada Beer uu Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Cali Maxamed Waran-cadde &#8211; ku xannaaneysto Libaaxyada, ayaa Maqribnimadii Caawa xilligii Afurka weeraray Guriga uu Wasiir Waran- cadde ka daggan yahay Magaalada Hargeysa ee Xarunta Somaliland. Ilaalada Wasiirka iyo ninka hubeysan, ayaa Rasaas culus is-dhaafsaday, taasoo Soctay illaa xilligii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26065,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28773","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28773","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28773"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28773\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28802,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28773\/revisions\/28802"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26065"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28773"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28773"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28773"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}