{"id":28752,"date":"2016-06-18T20:43:03","date_gmt":"2016-06-18T17:43:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28752"},"modified":"2016-06-18T20:54:05","modified_gmt":"2016-06-18T17:54:05","slug":"28752","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/28752\/","title":{"rendered":"Puntland Oo Xukun Dil Ah Ku Ridey 43 Kamid Ah Al-shabaab Oo Dagaal Lagu Soo Qabtey"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maalintii Khamiista xukun dil ku riday 43 kamid ah Al-shabaabtii lagu soo qabtay dagaalkii Suuj iyo aaga Garacad.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha ciidamada qalabka sida ee Puntland Cabdullaahi Ciise Xirsi oo ayaa warbaahinta u xaqiijiyey inay xukumeen 43 ka tirsan maxaabiista Alshabaab, isagoo tilmaamay in kuwa la xukumay ay yihiin ragg waaweyn.<\/p>\n<p>Cabdullahi ayaa xusay inay hareen 54 kamid ha maxaabiistii oo sheegtay da\u2019 yar, wuxuuna tilmaamay inay baaritaan wadeen mudo markii dambe ay xukumeen 43-da.<\/p>\n<p>Maxaabiistan lagu soo qabtey dagaalka ayaa lagu qaadey xukunka argaggixisada ee maxkmadda ciidamada qalabka, sida waxaana lagu soo oogey in ay ahaayeen al-Shabaab kuwaas oo duulaan ku soo qaadey Puntland.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha ayaa hadalkiisa ku daray in dowladdu u qabatay qareeno udoodayey, oo dhowr jeer maxkamadda la hor keenay.<br \/>\n Balse Saxaafada ayaan loo ogolayn maxkamada militariga ee dacwada ka socotay.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in rafcaan u furan yahay kuwa dilka lagu xukumey, go\u2019aanka u danbeeyana uu leeyahay Madaxweynaha Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maalintii Khamiista xukun dil ku riday 43 kamid ah Al-shabaabtii lagu soo qabtay dagaalkii Suuj iyo aaga Garacad. Xeer ilaaliyaha ciidamada qalabka sida ee Puntland Cabdullaahi Ciise Xirsi oo ayaa warbaahinta u xaqiijiyey inay xukumeen 43 ka tirsan maxaabiista Alshabaab, isagoo tilmaamay in kuwa la xukumay ay yihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24111,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-28752","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28752","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28752"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28752\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28754,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28752\/revisions\/28754"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24111"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28752"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28752"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28752"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}