{"id":28742,"date":"2016-06-18T00:24:09","date_gmt":"2016-06-17T21:24:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28742"},"modified":"2016-06-18T06:23:10","modified_gmt":"2016-06-18T03:23:10","slug":"xarakada-al-shabaab-ka-tacziyeysay-dilkii-dhawaan-loo-geestay-hoggaamiye-sheekh-maxmed-dulyadeyn-aqri-bayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/xarakada-al-shabaab-ka-tacziyeysay-dilkii-dhawaan-loo-geestay-hoggaamiye-sheekh-maxmed-dulyadeyn-aqri-bayaan\/","title":{"rendered":"Al Shabaab Oo Ka Tacziyeysay Dilkii Dhawaan Loo Geestay Hoggaamiye Sheekh Max&#8217;med Dulyadeyn. (Aqri Bayaan)"},"content":{"rendered":"<p>Bayaan rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu iclaamiyay istish-haadka Sheekh Max&#8217;med Maxamuud Cali oo ku magac dheeraa Dulyadeyn.<\/p>\n<p>Mu\u2019asasada Al-kata\u2019ib ayaa soo saartay bayaan ciwaankiisu ahaa &#8220;Taczi iyo tahniyad ku socota umadda Islaamka Istish-haadka Sheekh Max\u2019med Maxamuud Cali Dulyadeyn\u201d.<\/p>\n<p>Ugu horrayn bayaanka ayaa lagu furfurtay aayadaha qur\u2019aanka oo ka hadlaya is riix-xiixa u dhaxeeya xaqqa iyo baadilka inuu yahay arrin dabiici ah.<\/p>\n<p>Allaha ka aqbalee Sheekh Max\u2019med Dulyadeyn ayaa ku dhashay magaalada Gaarisa ee dhulka Soomaalida NFD ee Kenya gumeysato sanaddii 1966 kuna beegneed 1387 Hijriga.<\/p>\n<p>Sheekha ayaa waxbarashadiisa kusoo qaatay wadanka Suudaan isagoo ka qalin jabiyay kuliyadda shareecada ee jaamacadda magaalada Al-khurduum.<\/p>\n<p>Sagaashameeyadii ayuu sheikh Dulyadeyn ku biiray Jihaadka bariga Afrika gaar ahaan soomaaliya isagoo qeyb ka ahaa culimadi lagu furay mucaskarkii Kaambooni ee uu madaxda ka ahaa Sheekh Xasan Turki allaha u naxariistee.<br \/>\nDuleydan ayaa ahaa caalim ay saaxada Jihaadka Soomaaliya iyo Kenya ka markaati kacayso.<\/p>\n<p>20 samadoo wax ka badan ayuu noloshiisa ku qaatay u gargaaridda diinta islaamka isagoo marna ahaa daaci marna ahaa hoggaamiye Mujaahid ah oo kaalin weyn ka qaatay la dagaalanka ciidamada gumeysiga Itoobiya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Bayaanka ayaa lagu sheegay in Sheekh Max\u2019med Dulyadeyn uu shahiiday 24,shacbaan 1437 Hijriya isagoo helay wuxuu uu wax kabadan 20 sanadood u dagaallamayay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa u sheegtay cadawgeeda gaar ahaan dowladaha ay la dagaalamayso in hoggaamiyo ladilo uusan ku joogsan doonin dagaalka soomaaliya islamarkaana waxa laysku hayo ay yihiin caqiiqdo iyo masiir umadeed inta shisheeyuhu taako ka heysto dhulalka muslimiinta uu dagaalku sii socan doono.<\/p>\n<p>Xigasho:- http:\/\/somalimemo.net\/halyeeyo\/bayaan_istish-haadka_dulyadeyn.pdf<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bayaan rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu iclaamiyay istish-haadka Sheekh Max&#8217;med Maxamuud Cali oo ku magac dheeraa Dulyadeyn. Mu\u2019asasada Al-kata\u2019ib ayaa soo saartay bayaan ciwaankiisu ahaa &#8220;Taczi iyo tahniyad ku socota umadda Islaamka Istish-haadka Sheekh Max\u2019med Maxamuud Cali Dulyadeyn\u201d. Ugu horrayn bayaanka ayaa lagu furfurtay aayadaha qur\u2019aanka oo ka hadlaya is [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":18547,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28742","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28742","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28742"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28742\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28748,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28742\/revisions\/28748"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/18547"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28742"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28742"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28742"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}