{"id":2874,"date":"2011-08-31T13:02:13","date_gmt":"2011-08-31T13:02:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2874"},"modified":"2011-08-31T13:02:13","modified_gmt":"2011-08-31T13:02:13","slug":"gkuxigeenka-xmjs-cali-tima-jilic-oo-hambalyo-ku-aadan-ciida-u-diray-shacabka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/gkuxigeenka-xmjs-cali-tima-jilic-oo-hambalyo-ku-aadan-ciida-u-diray-shacabka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"G\/Kuxigeenka XMJS Cali ( Tima Jilic ) Oo Hambalyo Ku aadan Ciida U Diray Shacabka Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/hi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2877\" title=\"OLYMPUS DIGITAL CAMERA\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/hi-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/hi-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/hi.jpg 320w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Mudane Cali Maxamed Nuux Tima Jilic oo ah Gudoomiye KU Xigeenka Xisbiga Midnimada Jamhuuruiga Soomaaliyeed Ayaa Shacabka Soomaaliyeed Hawada U Mariyey hambalyo Ku aadan Ciidul Fidriga<\/p>\n<p>Tima JIlic Oo Ku Hadlayey Magaca Xisbigiisa oo Uu Madaxweynaha Ka yahay Mudane Darmaan ayaa Sidoo kale Shacabka Soomaaliyeed Alle Ugu Baryey In Ciidaan Ciidiisa uu Ku gaarsiyo bash bash Iyo Barwaaqo Dhibka ay Ku Jiraana Alle Ka Bixiyo<\/p>\n<p>Dhanka Kale Gudoomiyaha ayaa Soo Hadal In Shacabka ay U Baahan Yihiin Dowlad Islaami ah Oo wax ka qabata Dhibaatada lagu haya Shacabka Soomaaliyed Mar Haddiibuu Yiri ay tan haatan dalka ka Jirta ay Awoodeeda tahay Mid aad U Liidata<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Gudoomiye KU Xigeenka Xisbiga Midnimada Jamhuuruiga Soomaaliyeed Mudane Cali Maxamed Nuux Tima Jilic ayaa balan qaaday In Haddii\u00a0 ay Ku Guuleystaan Hanashada maamulka dalka ay wax Badan qaban Doonaan, Dalkana Lagu Maamuli Doono Budad Oo Uu Ula Jeeday Usha ay Askarta Jooga Goobaha nabadoon wataan halka Xilligaan Dalka Lagu maamulo AK47 Iyo Qorayga Loo Yaqaan BM-ka<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Mudane Cali Maxamed Nuux Tima Jilic oo ah Gudoomiye KU Xigeenka Xisbiga Midnimada Jamhuuruiga Soomaaliyeed Ayaa Shacabka Soomaaliyeed Hawada U Mariyey hambalyo Ku aadan Ciidul Fidriga Tima JIlic Oo Ku Hadlayey Magaca Xisbigiisa oo Uu Madaxweynaha Ka yahay Mudane Darmaan ayaa Sidoo kale Shacabka Soomaaliyeed Alle Ugu Baryey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2874","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2874","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2874"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2874\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2879,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2874\/revisions\/2879"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2874"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2874"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2874"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}