{"id":28721,"date":"2016-06-17T22:35:20","date_gmt":"2016-06-17T19:35:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28721"},"modified":"2016-06-18T00:12:32","modified_gmt":"2016-06-17T21:12:32","slug":"haweeney-qaxootiga-u-doodi-jirtey-una-dhalatey-ingriis-oo-la-dileywaa-maxey-sababtu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/haweeney-qaxootiga-u-doodi-jirtey-una-dhalatey-ingriis-oo-la-dileywaa-maxey-sababtu\/","title":{"rendered":"Haweeney Qaxootiga u doodi jirtey una dhalatey ingriis oo la diley\/waa maxey sababtu?."},"content":{"rendered":"<p>Booliska<br \/>\nBritain ayaa haatan wada baaritaan la<br \/>\nxiriira dil loo geystay haweeney<br \/>\nxildhibaan dalkaa ka ahayd oo lagu<br \/>\nmagacaabi jiray Jo Cox.<\/p>\n<p>Jo Cox ayaa ayadu ka tirsanayd xisbiga<br \/>\nmucaaradka ah ee Labour Party ee<br \/>\ncarriga Ingiriiska isla markaana u doodi<br \/>\njidhay xaquuqda qaxootiga gaar ahaan<br \/>\nSuuriyaanka iyo guud ahaanba soo<br \/>\ngalootiga oo dhan.<\/p>\n<p>Haweeneydaas ayaa Khamiistii shalay<br \/>\nwaxaa lagu dilay toorey iyo xabbad<br \/>\nintaba ayadoo kasoo baxaysay<br \/>\nxafiiskeeda deegaanka laga soo doorto ee<br \/>\ngobolka West Yorkshire.<\/p>\n<p>Nin lagu qiyaasay inuu jiro da&#8217;da<br \/>\nkontanmeeyada ayaa boolisku sheegeen<br \/>\ninuu dilay xildhibaanadaa asagoo ku<br \/>\nqeylinaayay &#8216;Britain First&#8217; oo la macno<br \/>\nah &#8220;Britian ayaa kow ah&#8221;<\/p>\n<p>Ninkaa ayaa haatan wararku waxay<br \/>\nsheegayaan in boolisku jeelka soo<br \/>\ndhigay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliska Britain ayaa haatan wada baaritaan la xiriira dil loo geystay haweeney xildhibaan dalkaa ka ahayd oo lagu magacaabi jiray Jo Cox. Jo Cox ayaa ayadu ka tirsanayd xisbiga mucaaradka ah ee Labour Party ee carriga Ingiriiska isla markaana u doodi jidhay xaquuqda qaxootiga gaar ahaan Suuriyaanka iyo guud ahaanba soo galootiga oo dhan. Haweeneydaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24307,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28721","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28721","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28721"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28723,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28721\/revisions\/28723"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24307"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}