{"id":28719,"date":"2016-06-17T22:27:26","date_gmt":"2016-06-17T19:27:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28719"},"modified":"2016-06-17T22:42:04","modified_gmt":"2016-06-17T19:42:04","slug":"guddiga-doorasahada-ee-federaalku-ee-uu-guur-gurte-ku-dhawaaqay-dhex-dhexaad-ma-noqon-karaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/guddiga-doorasahada-ee-federaalku-ee-uu-guur-gurte-ku-dhawaaqay-dhex-dhexaad-ma-noqon-karaa\/","title":{"rendered":"Guddiga Doorasahada Ee Federaalku Ee Uu Guur-Gurte Ku Dhawaaqay Dhex-Dhexaad Ma Noqon Karaa?"},"content":{"rendered":"<p>Dowaldda Federaalka Soomaaliya ayaa u gudbisey beesha calamka ee Soomaaliya ka taageereysa qabsoomidda doorashooyinka 2016 Guddi Doorasho oo ka kooban 22 xubnood kuwaas oo kala ah shan Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda federaalka kuwaas laga soo xulay shanta beelood, Saddex xubnood oo ka kala socda xafiisyada Madaxweynaha, Raysalwasaaraha iyo Afhayeenka Baarlamaanka, iyo 14 xubnood oo ka socda maamulada dalka ka jira oo midkiiba la siiyey laba xubnood.<\/p>\n<p>Marka laga hadlaayo guddi doorasho waa arrin xasaasi ah, waana guddi la doonaayo in uu dhex-dhexaad u noqdo dhamaan dhinacyada u tartami doona Baarlamaanka iyo Madaxweynaha, sidoo kale sifooyinka lagu soo xulo ayaa ah waayo aragnimo, hufnaan iyo inaan lagu aqoon eex isla markaana sumcad wanaagsan ku dhex lee yihiin bulshada dhexdeeda.<\/p>\n<p>Marka la eego shaxda guddigan ayaa u muuqata dhamaantood in ay yihiin Xubno ka tirsan maamulada iyo federaalka , waxaana la is weydiinayaa sida ay dhex-dhexaad u noqon karaan.<\/p>\n<p>Waxaan la ogeyn sida beesha Caalamka ee dhaqaalaha bixineysa looga iibin doono guddi doorasho oo aan ka madax banaaneyn siyaasadda hadda.<br \/>\nLiiska hos ka eeg.<\/p>\n<p>1-Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowa, Wasiir DFS<\/p>\n<p>2-Maxamed Jaamac Mursal, Wasiir DFS<\/p>\n<p>3-Xuseen Maxamed Sheekh Xuseen, Wasiir DFS<\/p>\n<p>4-Sahra Maxamed Cali Samatar, Wasiir DFS<\/p>\n<p>5-Maxamed Cabdi Xayir, Wasiir DFS<\/p>\n<p>6-Saalax Axmed Jaamac , Aqoonyahan<\/p>\n<p>7-Maxamed Kaynaan , Aqoonyahan<\/p>\n<p>8-Nafiisa Geedi Santuur, Aqoonyahan<\/p>\n<p>9-Cabdiraxmaan Xaashow , Aqoonyahan<\/p>\n<p>10-Barlin Cadami , Aqoonyahan<\/p>\n<p>11-Cabduweli Xirsi Cabdulle , Wasiir Puntland<\/p>\n<p>12-Saadiq Abshir Garaad , Aqoonyahan PL<\/p>\n<p>13-Aadam Ibraahim Aw-xirsi , Wasiir Jubaland<\/p>\n<p>14-Cabdicasiis Shiikh Xuseen Dayib, Aqoonyahan JL<\/p>\n<p>15-Cabdiraxmaan Aadan sate , Wasiir Koonfur Galbeed<\/p>\n<p>16-Maxamed Cabdi Nuur, Aqoonyahan KG<\/p>\n<p>17-Xuseen Qaasim Yuusuf , Wasiir Galmudug<\/p>\n<p>18-Cabdulaahi Salaad Yarow, Aqoonyahan GM<\/p>\n<p>19-Axmed Maxamed Siciid, Somaliland<\/p>\n<p>20-Fardowsa Maxamed Ducaale , Somaliland<\/p>\n<p>21-Aamina Cabdulaahi Dheerow, Gobolka Hiiraan<\/p>\n<p>22-Raaxo Maxamed Janaqow, Gobolka Sh\/dhexe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowaldda Federaalka Soomaaliya ayaa u gudbisey beesha calamka ee Soomaaliya ka taageereysa qabsoomidda doorashooyinka 2016 Guddi Doorasho oo ka kooban 22 xubnood kuwaas oo kala ah shan Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda federaalka kuwaas laga soo xulay shanta beelood, Saddex xubnood oo ka kala socda xafiisyada Madaxweynaha, Raysalwasaaraha iyo Afhayeenka Baarlamaanka, iyo 14 xubnood oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28724,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-28719","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28719","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28719"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28719\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28736,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28719\/revisions\/28736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28724"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28719"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28719"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28719"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}