{"id":28716,"date":"2016-06-17T22:13:46","date_gmt":"2016-06-17T19:13:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28716"},"modified":"2016-06-17T22:15:00","modified_gmt":"2016-06-17T19:15:00","slug":"xasan-sheekh-maxamuud-oo-ku-dhowaaqay-guddiga-doorashooyinka-dalka-ee-heer-federaalka-ee-sanadka-2016-akhriso-magacyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-ku-dhowaaqay-guddiga-doorashooyinka-dalka-ee-heer-federaalka-ee-sanadka-2016-akhriso-magacyada\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ku Dhowaaqay Guddiga Doorashooyinka Dalka Ee Heer Federaalka Ee Sanadka 2016. (Akhriso Magacyada)"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku dhowaaqay guddiga doorashooyinka dalka ee heer federaalka ee sanadka 2016.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay madaxtooyada Soomaaaliya ayaa lagu yiri \u201cMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee sannadka 2016-ka\u201d.<\/p>\n<p>Guddigan oo ka kooban 22 xubnood ayaa lix ka mid ah ay yihiin haween, waxaana magacyada xubnaha ka mid noqonaya guddigan ay yihiin:-<\/p>\n<p>1. Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa<br \/>\n2. Maxamed Jaamac Mursal<br \/>\n3. Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen<br \/>\n4. Sahra Maxamed Cali Samatar<br \/>\n5. Maxamed Cabdi Xayir<br \/>\n6. Saalax Axmed Jaamac<br \/>\n7. Maxamed Keynaan<br \/>\n8. Nafiisa Geedi Santuur<br \/>\n9. Cabdiraxmaan Xabashow<br \/>\n10. Baarliin Cadami<br \/>\n11. Cabdiweli Xersi Cabdulle<br \/>\n12. Saadiq Abshir Garaad<br \/>\n13. Aadam Ibraahim Aw Xersi<br \/>\n14. Cabdicasiis Sheekh Xuseen<br \/>\n15. Cabdiraxmaan Aadan Sate<br \/>\n16. Maxamed Cabdi Nuur<br \/>\n17. Xuseen Qaasim Yuusuf<br \/>\n18. Cabdullaahi Salaad Yaroow<br \/>\n19. Axmed Maxamed Saciid<br \/>\n20. Fardowsa Maxamed Ducaale<br \/>\n21. Aamina Cabdullaahi Dheerow<br \/>\n22. Raaxo Maxamed Janaqow<\/p>\n<p>Guddigan waxaa hawshiisu noqon doontaa dejinta qorshe hirgelin oo faahfaahsan, jadwalka doorashada (kalandarka doorashada) iyo inuu ku dhawaaqo taariikhda ay dhacayaan doorashooyinka sannadka 2016.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku dhowaaqay guddiga doorashooyinka dalka ee heer federaalka ee sanadka 2016. War qoraal ah oo kasoo baxay madaxtooyada Soomaaaliya ayaa lagu yiri \u201cMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee sannadka 2016-ka\u201d. Guddigan oo ka kooban 22 xubnood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28724,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-28716","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28716","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28716"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28716\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28718,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28716\/revisions\/28718"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28724"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}