{"id":28706,"date":"2016-06-16T23:09:30","date_gmt":"2016-06-16T20:09:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28706"},"modified":"2016-06-17T02:29:06","modified_gmt":"2016-06-16T23:29:06","slug":"taliska-ciidanka-booliska-bweyne-oo-ka-digey-in-wax-lagu-kala-dhaco-gudaha-magaalada-bweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/taliska-ciidanka-booliska-bweyne-oo-ka-digey-in-wax-lagu-kala-dhaco-gudaha-magaalada-bweyne\/","title":{"rendered":"Taliska Ciidanka booliska B\/weyne oo ka digey in wax lagu kala dhaco gudaha magaalada B\/weyne."},"content":{"rendered":"<p> Iyadoo<br \/>\nay maalmihii dambe sii kordhayeen<br \/>\ngadiidka la kala dhacayo deegaannada<br \/>\ngobollada dhexe, ayaa waxaa arintaa ka<br \/>\ndigay taliska booliiska magaalada<br \/>\nBeledweyne oo sheegay in aan loo<br \/>\ndulqaadan doonin in hanti qof leeyahay<br \/>\nqof kale iska heysto.<\/p>\n<p>Taliyaha Qaybta Booliiska Magaalada<br \/>\nBeledweyne Col, Cali Dhuux Cabdi<br \/>\nMahad-Alla oo kula hadlayay<br \/>\nWarbaahinta Gudaha Degmada<br \/>\nBeledweyne, ayaa sheegay in maalmihii<br \/>\nugu Dambeeyay arinta ku saabsan<br \/>\nHantida la kala Qabsanayo ay ku sii<br \/>\nKordheysay Magaalada, sidaa awgeed<br \/>\nHay&#8217;adaha ammniga amar ku qabaan in<br \/>\nay tallaabo ka qaadaan dadka falalka<br \/>\nnoocaa oo kale ah ku kacaya.<\/p>\n<p>\u201cMaalmihii u dambeeyay waxaa name soo<br \/>\ngaarayay warar ku saabsan in dad<br \/>\nshacab ah arrimo ammniga ka dhan ah<br \/>\nku kacaya, saldhig boolis ayaa jira,<br \/>\nhay&#8217;addo ammni ayaa shaqeynaya looma<br \/>\ndulqadan doono in hanti ruux leeyahay<br \/>\nqof kale Sharci -arro isaga haysto,<br \/>\nArrintaas tallaabo ayaan ka qaadi<br \/>\ndoonnaa,\u201d ayuu yiri taliyaha.<\/p>\n<p>Gadiidka oo ah hantida ugu badan ee la<br \/>\nkala qabsado ama la kala dhaco ayaa<br \/>\nwaayadii ugu Dambeeyay ku soo<br \/>\nkordhayay deegaanada gobollada dhexe<br \/>\noo ay magaalada Beledweyne ka mid<br \/>\ntahay.<\/p>\n<p>Taliyaha, ayaa sheegay in qof kasta oo<br \/>\nhanti ka maqan tahay looga baahan<br \/>\nyahay in uu soo gaarsiiyo cabashadiisa<br \/>\nhay&#8217;addaha ammniga isaga oo aan<br \/>\nqaadin tallaabo intaa dhaafsiisan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, waa markii ugu<br \/>\nhoreysay oo taliska booliiska degmada<br \/>\nBeledweyne uu ka hadlo arintan  oo<br \/>\nmudo dheer soo jiitameysay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo ay maalmihii dambe sii kordhayeen gadiidka la kala dhacayo deegaannada gobollada dhexe, ayaa waxaa arintaa ka digay taliska booliiska magaalada Beledweyne oo sheegay in aan loo dulqaadan doonin in hanti qof leeyahay qof kale iska heysto. Taliyaha Qaybta Booliiska Magaalada Beledweyne Col, Cali Dhuux Cabdi Mahad-Alla oo kula hadlayay Warbaahinta Gudaha Degmada Beledweyne, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":18866,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28706","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28706","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28706"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28706\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28707,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28706\/revisions\/28707"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/18866"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28706"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28706"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28706"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}