{"id":28703,"date":"2016-06-16T22:58:39","date_gmt":"2016-06-16T19:58:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28703"},"modified":"2016-06-17T02:31:38","modified_gmt":"2016-06-16T23:31:38","slug":"golaha-xukuumadda-soomaaliya-oo-meelmariyey-gudiga-saxaafadda-qaranka-somaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/golaha-xukuumadda-soomaaliya-oo-meelmariyey-gudiga-saxaafadda-qaranka-somaaliya\/","title":{"rendered":""},"content":{"rendered":"<p> \u2014 Golaha<br \/>\nWasiirada Xukuumada FS oo maanta<br \/>\nkulan ku yeeshay Muqdisho, ayaa waxay<br \/>\nuga doodeen qodobbo dhawr ah;<br \/>\nWaxaana ay Ansixiyeen Xubnaha<br \/>\nGuddiga Saxaafadda Qaranka<br \/>\nSoomaaliyeed.<\/p>\n<p>Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa<br \/>\nwarbixinta la xiriirta Amniga looga<br \/>\nDhageystay Wasiirka Gaashaandhigga<br \/>\nDF, C\/qaadir Sh. Cali Diini, isagoo<br \/>\nSharraxaad ka bixiyay hawl-galada ka<br \/>\nsocda Somalia. <\/p>\n<p>Was kirk a ayaa Xusay in<br \/>\nDagaalladii ugh Dam very at ee ka dhacay<br \/>\ndalka ay sababeen in kooxaha Al-<br \/>\nshabaab ay kala jabeen, iyadoo dhawrkii<br \/>\nbilood ee ugu dambeeyay ay waayeen<br \/>\nxubno iyo Saraakiil muhiim u ahaa<br \/>\nkooxda.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka warfaafinta<br \/>\nXukuumadda Federaalka Somalia,<br \/>\nMaxamed Cabdi Xayir [Maareeye], ayaa<br \/>\nisna Golaha Wasiirrada u gudbiyay<br \/>\nxubnaha guddiga saxaafada Qaranka,<br \/>\nkaasoo ka kooban Sagaal xubnood, ayuu<br \/>\nsheegay in lagu soo xulay Aqoonta ay u<br \/>\nleeyihiin Saxaafadda iyo Shuruucda<br \/>\nhagaysa.<\/p>\n<p>Golaha Wasirrada ayaa Dood dheer iyo<br \/>\nFalanqeyn kaddib, Waxay isku raaceen<br \/>\ninay meel-mariyaan Guddigan, waxayna<br \/>\nsoo jeediyeen in qaar ka mid ah<br \/>\nguddigan wax ka bedel lagu sameeyo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Wasiirka Arrimaha<br \/>\nGudaha iyo Federaalka Soomaaliya, C\/<br \/>\nrixmaan Odawaa ayaa Dhankiisa<br \/>\nWarbixin ka siiyey Golaha Wasiirada<br \/>\nXukuumadda Soomaaliya &#8211; Halka uu<br \/>\nmarayo Barnaamijka Hiigsiga 2016-ka<br \/>\niyo Raashin ay Leedahay Hay\u2019adda WFP<br \/>\nee Maalin ka hor lagu Qabtay Garoonka<br \/>\nDiyaaradaha Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u2014 Golaha Wasiirada Xukuumada FS oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho, ayaa waxay uga doodeen qodobbo dhawr ah; Waxaana ay Ansixiyeen Xubnaha Guddiga Saxaafadda Qaranka Soomaaliyeed. Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa warbixinta la xiriirta Amniga looga Dhageystay Wasiirka Gaashaandhigga DF, C\/qaadir Sh. Cali Diini, isagoo Sharraxaad ka bixiyay hawl-galada ka socda Somalia. Was kirk a ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":18993,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28703","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28703","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28703"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28703\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28708,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28703\/revisions\/28708"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/18993"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}