{"id":28697,"date":"2016-06-16T22:22:47","date_gmt":"2016-06-16T19:22:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28697"},"modified":"2016-06-17T02:38:32","modified_gmt":"2016-06-16T23:38:32","slug":"maanta-oo-ku-beegneyd-maalinta-loo-asteeyey-caruurta-africasidee-ku-noolyihiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/maanta-oo-ku-beegneyd-maalinta-loo-asteeyey-caruurta-africasidee-ku-noolyihiin\/","title":{"rendered":"Maanta oo ku beegneyd maalinta loo asteeyey Caruurta Africa\/sidee ku noolyihiin?."},"content":{"rendered":"<p>)-Maanta<br \/>\nayaa waxaa caalamka oo idil looga<br \/>\ndabbaal dagayaa maalinta caruurta<br \/>\nAfrika.<br \/>\nMaalin walba oo taariikhdu ku beegan<br \/>\ntahay 16ka Juun sanad walba waxaa loo<br \/>\ndabbaal dagaa maalintaa oo looga hadlo<br \/>\nbaahiyaha iyo guulaha carruurta Afrika.<br \/>\nMaalintaan ayaa waxaa loo dabbaal<br \/>\ndagaayay tan iyo sanadkii 1991 markaas<br \/>\noo uu ururka midowga Afrika ee OAU\/AU<br \/>\nuu ansixiyay.<br \/>\nWaxaa gaar ahaan lagu sharfaa<br \/>\ncarruurtii ka qeyb qaadatay Kacdoonkii<br \/>\nxaafada Soweto ee Johannesburg, Koofur<br \/>\nAfrika oo dhacay 1976 maalintaan oo<br \/>\nkale.<br \/>\nWaxaa sidoo kale sare loogu qaadaa<br \/>\nwacyi ku aaddan horumarinta dhanka<br \/>\nwaxbarashada ah ee carruurta<br \/>\nAfrikaanka ah.<\/p>\n<p>Kacdoonkii xaafada Soweto ayaa waxaa<br \/>\nla xasuustaa in qiyaastii 10 kun oo arday<br \/>\nAfrikaan madow ah ay ku dibad baxeen<br \/>\nwaddooyinka Johannesburg ayagoo<br \/>\nqabsaday ilaa nus mayl isla markaana ka<br \/>\nmudaaharaadayay xaalad liidatay<br \/>\nwaxbarasho oo soo food saadhay.<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale kasoo horjeedeen in<br \/>\nluuqada caddaanka ee Afrikaaniska wax<br \/>\nlagu baro ee taa baddalkeedii<br \/>\nluuqadooda wax ay ku bartaan.<\/p>\n<p>Biliiska dalkaa ayaa dabadeed xabad<br \/>\ndhacay in badan oo ardaydaas ah isla<br \/>\nmarkaana waxaa halkaa ku wafaaday<br \/>\nboqolaal ardaydaa ah ayadoo dawladii<br \/>\nxilligaa halkaa ka talinaysay ay ahayd<br \/>\nmid ay sutida u hayeen caddaanka<br \/>\ntirada yar ee dalkaa kunool.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>)-Maanta ayaa waxaa caalamka oo idil looga dabbaal dagayaa maalinta caruurta Afrika. Maalin walba oo taariikhdu ku beegan tahay 16ka Juun sanad walba waxaa loo dabbaal dagaa maalintaa oo looga hadlo baahiyaha iyo guulaha carruurta Afrika. Maalintaan ayaa waxaa loo dabbaal dagaayay tan iyo sanadkii 1991 markaas oo uu ururka midowga Afrika ee OAU\/AU uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25800,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28697","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28697","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28697"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28697\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28698,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28697\/revisions\/28698"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25800"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28697"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28697"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28697"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}