{"id":28694,"date":"2016-06-16T22:12:22","date_gmt":"2016-06-16T19:12:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28694"},"modified":"2016-06-17T02:43:33","modified_gmt":"2016-06-16T23:43:33","slug":"mandheera-iyo-beledxaawo-xadka-u-dhaxeeya-oo-saaka-xiranwaa-maxey-sababtu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/mandheera-iyo-beledxaawo-xadka-u-dhaxeeya-oo-saaka-xiranwaa-maxey-sababtu\/","title":{"rendered":"Mandheera iyo Beledxaawo xadka u dhaxeeya oo saaka xiran\/waa maxey sababtu?."},"content":{"rendered":"<p>-Dawlada<br \/>\nKenya ayaa xidhay xadka u dhexeeya<br \/>\nKenya iyo Soomaaliya gaar ahaan xadka<br \/>\nu dhexeeya labada magaalo ee<br \/>\nmataanaha ah ee Mandheera oo dhanka<br \/>\nKenya ah iyo Balad Xaawo oo dhanka<br \/>\nSoomaaliya ah.<br \/>\nLabadaa magaalo oo la dhihi karo waa<br \/>\nay isku milmeen ayadoo wax u dhexeeya<br \/>\noo dhul ah uusan jirin irid laisaga gudbo<br \/>\nmaahee ayaa hadana waxaa dawlada<br \/>\nKenya ay dhankeeda soo dhoobtay askar<br \/>\nsida uu warbaahinta u sheegay<br \/>\nmaamulka Balad Xaawo Soomaaliya.<br \/>\nBalad Xaawo ayaa caadiyan waxaa<br \/>\narday badan oo daggan ay wax ka<br \/>\nbartaan ama ka diiwaan gashan yihiin<br \/>\niskoolada magaalada Mandheera.<br \/>\nArdaydaas ayaa tiradooda lagu qiyaasaa<br \/>\nugu yaraan 4 kun.<br \/>\nHaatan oo xadku uu xiran yahay ayaa<br \/>\nwaxaan usuurta galayn ardaydaas inay<br \/>\nwax barasho u tagaan Mandheera oo ay<br \/>\nawal subax waliba ku kalihi jireen.<br \/>\nIntaa wax ka badan ayaa labada<br \/>\nmagaalo isaga darsan ayadoo weliba<br \/>\ndhanka Balad Xaawo ay raashinka<br \/>\nintiisa badan ay isticmaalaan reer<br \/>\nMandheera ay halkaas u soo doontaan<br \/>\nayadoo la ogsoon yahay in Soomaaliya<br \/>\ndakado badan oo si sahlan wax looga soo<br \/>\ndajiyo ay leedahay.<br \/>\nRaashinka laga soo dajiyo dekadaha<br \/>\nSoomaaliya gaar ahaan dakada Xamar<br \/>\nayaa marka loo wado Kenya waxaa lasoo<br \/>\nmariyaa Balad Xaawo halkaas oo<br \/>\nbakhaaro waaweyn ay ku yaalaan oo<br \/>\nraashinka lagu hakiyo ka hor inta aan<br \/>\nloo gudbin Mandheera.<br \/>\nSidaa daraadeed, waxaa la dhihi karaa<br \/>\nBalad Xaawo waa dakad qalalan (dry<br \/>\nport) oo lasii mariyo alaabada loo soo<br \/>\nwado Kenya.<br \/>\nRaashinka dadka reer Mandheera uga<br \/>\nyimaada dhanka Soomaaliya ayaa<br \/>\nhadaba waxaa ka mid ah sonkorta iyo<br \/>\nweliba bagaashka noocyadiisa kala<br \/>\nduwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Dawlada Kenya ayaa xidhay xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya gaar ahaan xadka u dhexeeya labada magaalo ee mataanaha ah ee Mandheera oo dhanka Kenya ah iyo Balad Xaawo oo dhanka Soomaaliya ah. Labadaa magaalo oo la dhihi karo waa ay isku milmeen ayadoo wax u dhexeeya oo dhul ah uusan jirin irid laisaga gudbo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16634,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28694","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28694","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28694"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28694\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28695,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28694\/revisions\/28695"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16634"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28694"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28694"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28694"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}