{"id":28692,"date":"2016-06-16T22:01:19","date_gmt":"2016-06-16T19:01:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28692"},"modified":"2016-06-17T02:45:12","modified_gmt":"2016-06-16T23:45:12","slug":"wasiirka-biyaha-dalka-kenya-oo-la-kulmey-masuuliyiinta-gobolka-wbari-ee-soomaalida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/wasiirka-biyaha-dalka-kenya-oo-la-kulmey-masuuliyiinta-gobolka-wbari-ee-soomaalida\/","title":{"rendered":"Wasiirka Biyaha dalka Kenya oo la kulmey masuuliyiinta gobolka W\/bari ee soomaalida."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka<br \/>\narimaha biyaha iyo waraabka ee Kenya,<br \/>\nEugine Wamalwa ayaa shalay galinkii<br \/>\ndambe qaabilay xildhibaanada iyo<br \/>\nmasuuliyiinta waaxda biyaha ee gobolka<br \/>\nSoomaalida ee Waqooyi-bari.<br \/>\nWasiirka ayaa ku qaabilay<br \/>\nmasuuliyiintaas xafiiskiisa, magaalada<br \/>\nNairobi Kenya.<br \/>\nMasuuliyiintaa ayaa waxaa<br \/>\nhoggaaminaayay xildhibaanka laga soo<br \/>\ndoortay Garissa, Mudane Aadan Ducaale.<br \/>\nWaxaa wasiirku uga waramay<br \/>\nmashaariicda dawlada qaran ee Kenya<br \/>\nay maal galisay ee dhanka biyaha,<br \/>\nbullaacadaha iyo waraabka ee gobolka<br \/>\nWaqooyi-bari.<br \/>\nDucaale ayaa sidoo kale ka war bixiyay<br \/>\nxaalada biyaha ee magaalada Garissa ee<br \/>\ngobolka Waqooyi-bari, xaalada biyaha<br \/>\nee Mandheera iyo magaalada Wajeer.<br \/>\nWuxuu carrabka ku adkeeyay in gobolka<br \/>\nilo badan oo biyood in loo abuuro loo<br \/>\nbaahan yahay maadaama gobolka ay<br \/>\ndagaan dad xoolo dhaqato ah oo ayaga<br \/>\niyo xoolahooduba biyo badan ay u<br \/>\nbaahdaan.<br \/>\nHaatan ayaa dadka reer guuraaga ah<br \/>\nwaxay biyaha u doontaan meelo fogfog<br \/>\nmaadaama ilaha biyaha ama ceelashu ay<br \/>\nku yar yihiin gobolka Waqooyi-bari labo<br \/>\ndaraadle marka loo eego tirada dadka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arimaha biyaha iyo waraabka ee Kenya, Eugine Wamalwa ayaa shalay galinkii dambe qaabilay xildhibaanada iyo masuuliyiinta waaxda biyaha ee gobolka Soomaalida ee Waqooyi-bari. Wasiirka ayaa ku qaabilay masuuliyiintaas xafiiskiisa, magaalada Nairobi Kenya. Masuuliyiintaa ayaa waxaa hoggaaminaayay xildhibaanka laga soo doortay Garissa, Mudane Aadan Ducaale. Waxaa wasiirku uga waramay mashaariicda dawlada qaran ee Kenya ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28123,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-28692","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28692","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28692"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28692\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28693,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28692\/revisions\/28693"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28692"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28692"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28692"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}