{"id":28689,"date":"2016-06-16T02:49:31","date_gmt":"2016-06-15T23:49:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28689"},"modified":"2016-06-17T02:52:09","modified_gmt":"2016-06-16T23:52:09","slug":"rw-soomaaliya-cumar-crashiid-oo-mareykanka-ka-codsadey-in-ay-gacan-ka-geystaan-dhismaha-dawlada-cusub-ee-soo-socota","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/rw-soomaaliya-cumar-crashiid-oo-mareykanka-ka-codsadey-in-ay-gacan-ka-geystaan-dhismaha-dawlada-cusub-ee-soo-socota\/","title":{"rendered":"R\/W Soomaaliya Cumar C\/rashiid oo Mareykanka ka codsadey in ay gacan ka geystaan dhismaha dawlada cusub ee soo socota."},"content":{"rendered":"<p> RW<br \/>\nSomalia, Cumar C\/rashiid Cali<br \/>\nSharma\u2019arke oo safar Shaqo u joogo<br \/>\nDalka Mareykanka, ayaa kulan la Qaatay<br \/>\nMas\u2019uuliyiin ka Tirsan Dowladda<br \/>\nMareykanka oo saaxiib dhaw la ah<br \/>\nSoomaaliya.<br \/>\nKulankan, ayaa diiradda lagu saaray<br \/>\nsidii lagu Xoojin lahaa Wada-shaqeynta<br \/>\nXukuumadda Soomaaliya kala dhaxeyso<br \/>\nDowladda Mareykanka waxyaabihii laga<br \/>\nwada hadlay waxaa ka mid ahaa in<br \/>\nSoomaaliya laga Taageeri lahaa<br \/>\nDhinacyadda Dhismaha Ciidanka,<br \/>\nHorumarka Dhaqaalaha iyo Siyaasadda .<br \/>\nSidoo kale, RW Sharma\u2019arke ayaa<br \/>\nsheegay in waxyaabaha ugu Muhiimsan<br \/>\nee ay ka rabaan Dowladda Mareykanka<br \/>\nay tahay inay Soomaaliya siiso Taageero<br \/>\nka duwan midka ay hadda siiso xiliga ay<br \/>\nsoomaaliya hesho dowlad aanan aheyn<br \/>\nmida hadda jirto .<br \/>\nUgu dambeyntii, Xukuumadda<br \/>\nMareykanka &#8211; Waxay ka mid tahay<br \/>\nDowladaha Somalia ka Taageera dhanka<br \/>\nCiidamada iyo Siyaasadda, Waxaa xusid<br \/>\nmudan in Mareykanka ay ciidan<br \/>\ndaraasiin-gaaraya ay ka joogaan dalka<br \/>\nSoomaaliya kuwaasi oo tobobarka iyo<br \/>\nAmaanka ka Caawiya Ciidanka<br \/>\nSoomaaliya iyo kuwa ka socda qaar ka<br \/>\nmid ah dalalka dhaca Qaaradda Afrika.<br \/>\nKuna jooga Howlgalka AMISOM.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>RW Somalia, Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke oo safar Shaqo u joogo Dalka Mareykanka, ayaa kulan la Qaatay Mas\u2019uuliyiin ka Tirsan Dowladda Mareykanka oo saaxiib dhaw la ah Soomaaliya. Kulankan, ayaa diiradda lagu saaray sidii lagu Xoojin lahaa Wada-shaqeynta Xukuumadda Soomaaliya kala dhaxeyso Dowladda Mareykanka waxyaabihii laga wada hadlay waxaa ka mid ahaa in Soomaaliya laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28285,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28689","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28689","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28689"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28689\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28712,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28689\/revisions\/28712"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28285"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}