{"id":28687,"date":"2016-06-16T02:43:21","date_gmt":"2016-06-15T23:43:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28687"},"modified":"2016-06-17T02:53:31","modified_gmt":"2016-06-16T23:53:31","slug":"dacwadda-muran-beenaadka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya-oo-la-dhageysanayo-bisha-septenbar-ee-sanadkan-2016ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/dacwadda-muran-beenaadka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya-oo-la-dhageysanayo-bisha-septenbar-ee-sanadkan-2016ka\/","title":{"rendered":"Dacwadda muran beenaadka badda ee soomaaliya iyo Kenya oo la dhageysanayo bisha septenbar ee sanadkan 2016ka."},"content":{"rendered":"<p>Wargeyska The Star ee kasoo baxa<br \/>\nwadanka Kenya ayaa Saakay oo Arbaco<br \/>\nah daabacay in ay Rasmi tahay in<br \/>\nDacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo<br \/>\nKenya ee la xiriirta Muranka badda ay<br \/>\nMaxkamadda Caalamiga ah ee ICJ.<br \/>\nKenya waxay ku doodeysaa in Somalia<br \/>\nay rabto in Kenya ay noqoto dhul aan<br \/>\nBad lahayn, Waxayna Kenya ku<br \/>\nsheegeysaa in biyaha la isku haysto ay<br \/>\nku yaallaan 5 Ceel oo Shidaalka hodon<br \/>\nku ah,kuwaas oo ay sheegatay in ay<br \/>\nIyada leedahay.<br \/>\nDowladda Soomaaliya ayaa Dacwad ka<br \/>\ndhan ah Kenya lana Xiriirka Muranka<br \/>\nBadda ee ay Kenya ku dooneyso in ay ku<br \/>\nqaadato qeyb ka mid ah Biyaha<br \/>\nSomalia,waxay Dacwaddaasi u gudbisay<br \/>\nMaxkamadda Caalamiga ah ee ICJ.<br \/>\nMaxkamadda ayaa Wrabixinta ay soo<br \/>\nsaartay ku sheegtay in Dhegeysiga<br \/>\nMaxakamadda uu socon doono muddo<br \/>\nAfar Maalmood ah oo ka billaabata 19-<br \/>\nka illaa 23-ka Bisha September ee soo<br \/>\nsocotay.<br \/>\nSidoo kale, Kenya ayey Maxakamadu<br \/>\nsheegtay in ay ku horumari doonto<br \/>\nhadalka la Xiriira Dacwadda labada<br \/>\ndhinac oo iyada la dhegeysan doono<br \/>\nmaalinta ugu horreysa ee Isniinta ah oo<br \/>\nay Kenya ku soo Bandhigi doonto Waxay<br \/>\nqabto halka Soomaaliya la dhegeysan<br \/>\ndoono Talaado ilaa Khamiis oo ah<br \/>\n3Maalmood oo laga doonayo in ay ku<br \/>\nsoo bandhigto Dacwadda ay ka gudbisay<br \/>\nKenya.<br \/>\nXeer-ilaaliyaha Guud ee waddanka<br \/>\nKenya, Githu Muigai ,ayaa ka digay in<br \/>\nKiiska Muranka Badda ah ee Somalia<br \/>\nhaddii uu sii adkaado ay Kenya ku<br \/>\nxambaari doonto dadajinta xiridda<br \/>\nxerada dhadhaab iyo inay Kenya ka bixi<br \/>\ndoonto AMISOM oo ay sheegtay ij ay<br \/>\nSoomaaliya ka caawiso Amaanka.<br \/>\nUgu dambeyntii, Dacwadda Waxaa lagu<br \/>\nDhegeysan doonaa Daarta Nabadda ee<br \/>\nku Taalla Magaalada Hague, halkaasoo<br \/>\nah Xarunta Maxkamadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wargeyska The Star ee kasoo baxa wadanka Kenya ayaa Saakay oo Arbaco ah daabacay in ay Rasmi tahay in Dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ee la xiriirta Muranka badda ay Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ. Kenya waxay ku doodeysaa in Somalia ay rabto in Kenya ay noqoto dhul aan Bad lahayn, Waxayna Kenya ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28279,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28687","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28687","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28687"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28713,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28687\/revisions\/28713"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28279"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}