{"id":28683,"date":"2016-06-16T02:37:26","date_gmt":"2016-06-15T23:37:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28683"},"modified":"2016-06-17T02:48:55","modified_gmt":"2016-06-16T23:48:55","slug":"degmadda-dharkeynley-ee-gobolkan-banaadir-oo-gud-ku-xigeenkeedii-hore-maanta-lagu-diley-gudaha-degmadaas-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/degmadda-dharkeynley-ee-gobolkan-banaadir-oo-gud-ku-xigeenkeedii-hore-maanta-lagu-diley-gudaha-degmadaas-2\/","title":{"rendered":"Degmadda Dharkeynley ee gobolkan banaadir oo gud.ku xigeenkeedii hore maanta lagu diley gudaha degmadaas."},"content":{"rendered":"<p>Cabdullaahi Ibraahim Isbiimo &#8211; oo horay<br \/>\nuga tirsanaa Maamulka Degmada<br \/>\nDharkenley iyo Darawalkiisii ayay Kooxo<br \/>\nHubeysan ku Dileen Degmadaasi.<br \/>\nKoox hubeysan oo saarnaa Mooto Bajaaj-<br \/>\nta ayaa gaari nuuca raaxada ah oo ay<br \/>\nsaarnaayeen labada ruux ee la dilay<br \/>\nwaxaa ay ku fureen rasaas.<br \/>\nSidoo kale, Kooxda Mootada wadatay<br \/>\nayaa Gaariga isku hor gooyay kadibna<br \/>\nrasaas ayeey ku fureen raggii saarnaa ma<\/p>\n<p>marayay xaafada Salaama ee Degmada<br \/>\nDharkenley ee gobolka Banaadir .<br \/>\nGuddoomiyaha Dharkeenleey oo la<br \/>\nhadlay warbaahinta ayaa u xaqiijiyay in<br \/>\ndhacadadaasi ay degmadiisa ka dhacday<br \/>\n,waxaana uu intaasi ku daray in ay<br \/>\nhadda degmada ka wadaan Baaritaan<br \/>\nlagu doonayo in lagu soo qabto Dadkii<br \/>\nfalkaasi dilka ah geystay balse meesha<br \/>\nisaga baxsaday markii ay dhacdadu<br \/>\nsameeyeen.<br \/>\nUgu dambeyntii, Xaafadda Salaam ee<br \/>\nDegmada Dharkenley ayay Maamulka<br \/>\nDegmadaas dajiyeen ciidammo ka tirsan<br \/>\nNabad-sugidda kaddib markii ay bateen<br \/>\nfalalka liddiga ku ah amniga ee ka<br \/>\ndhacaya Degmadaasi..<br \/>\n. <\/p>\n<p>.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdullaahi Ibraahim Isbiimo &#8211; oo horay uga tirsanaa Maamulka Degmada Dharkenley iyo Darawalkiisii ayay Kooxo Hubeysan ku Dileen Degmadaasi. Koox hubeysan oo saarnaa Mooto Bajaaj- ta ayaa gaari nuuca raaxada ah oo ay saarnaayeen labada ruux ee la dilay waxaa ay ku fureen rasaas. Sidoo kale, Kooxda Mootada wadatay ayaa Gaariga isku hor gooyay kadibna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":23273,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28683","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28683","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28683"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28683\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28684,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28683\/revisions\/28684"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23273"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28683"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28683"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28683"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}