{"id":2868,"date":"2011-08-31T12:51:39","date_gmt":"2011-08-31T12:51:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2868"},"modified":"2011-08-31T12:51:39","modified_gmt":"2011-08-31T12:51:39","slug":"maamulka-shabakadda-warsom-oo-dowladda-tfg-da-ka-dalbaday-in-la-siidaayo-weriye-maxuud-carab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/maamulka-shabakadda-warsom-oo-dowladda-tfg-da-ka-dalbaday-in-la-siidaayo-weriye-maxuud-carab\/","title":{"rendered":"Maamulka Shabakadda Warsom Oo Dowladda TFG-da Ka dalbaday In La Siidaayo Weriye Max&#8217;uud Carab"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/ccccccc1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2872\" title=\"ccccccc\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/ccccccc1.jpg\" alt=\"\" width=\"161\" height=\"146\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Iyadoo Weriye Maxamuud Maxamed daahir Carab uu Muddo Ku Dhaw 2 Bilood Uu U Xiran yahay Dowladda TFG-da ayaa Waxa ay maamulka Shabakadda wararka Soomaaliyeed warson Ka dalbadeen Dowladda TFG-da In Xoriyadiisa Dib Loo Siiyo Mar haddii aysan Jirin wax dambi ah Oo Lagu Haysto<\/p>\n<p>Maamulka Shabakadda warsom Oo dalka Iyo Dibadiisaba Jooga ayaa Sidoo kale waxa ay Xuseen In ay Si aad Uga Xun Yihiin Muddada Uu Carab Ku Sugan Yahay Xabsiga Dowladda waxa ayna Intaa Ku daran IOn ay tahay wax laga Xumaado In la GVumaado saxaafadda Iyo saxafiyiinta Soomaaliyeed<\/p>\n<p>Ugu dambeynta maamulka Shabakadda ayaa Ku Celiyey Dalakoopda Ku Aadan Siideynta Weriye Maxameed Maxamed daahir carab oo ay Ku Tilmaameen Saxafiga U Xiran Run Uu Tabiyey Isla Markaan ay Saxafiyiinta kale ka dalbadeen In ay Maraan wadiiqadii carab<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Iyadoo Weriye Maxamuud Maxamed daahir Carab uu Muddo Ku Dhaw 2 Bilood Uu U Xiran yahay Dowladda TFG-da ayaa Waxa ay maamulka Shabakadda wararka Soomaaliyeed warson Ka dalbadeen Dowladda TFG-da In Xoriyadiisa Dib Loo Siiyo Mar haddii aysan Jirin wax dambi ah Oo Lagu Haysto Maamulka Shabakadda warsom [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2868","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2868","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2868"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2868\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2873,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2868\/revisions\/2873"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2868"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2868"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2868"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}