{"id":28676,"date":"2016-06-16T02:21:50","date_gmt":"2016-06-15T23:21:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28676"},"modified":"2016-06-16T02:23:16","modified_gmt":"2016-06-15T23:23:16","slug":"amisom-oo-kenya-ka-codsaneyso-qm-in-ay-la-wareegto-maal-gelintooda-iyo-gacan-ku-heynta-intaba-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/amisom-oo-kenya-ka-codsaneyso-qm-in-ay-la-wareegto-maal-gelintooda-iyo-gacan-ku-heynta-intaba-2\/","title":{"rendered":"Amisom oo Kenya ka codsaneyso Q\/M in ay la wareegto maal gelintooda iyo gacan ku heynta intaba."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta<br \/>\nayaa jooga Belgium halkaas oo uu shirar<br \/>\nkula leeyahay hoggaamiyeyaasha<br \/>\nMidowga Yurub.<br \/>\nMidowga Yurub ayaa ah shiriigga labaad<br \/>\nee ugu weyn ee dhanka horumarinta<br \/>\nkasaacida Kenya asagoo kuxiga Baanka<br \/>\nCaalamka.<br \/>\nMidowga Yurub ayaa sidoo kale ah<br \/>\nmeesha laabada ee badeecooyinka ugu<br \/>\nbadan ee Kenya loo dhoofsho asagoo ku<br \/>\nxiga suuqa dalalka Afrika ee COMESA.<br \/>\nKasokow inuu khudbad u jeedin doono<br \/>\nMidowga Yurub hoggaamiyeyaashiisa,<br \/>\nMadaxweyne Uhuru ayaa lagu wadaa<br \/>\ninuu la kulmo xog-hayaha guud ee QM<br \/>\nBan-Ki-Moon.<br \/>\nHadaba, waxaa lagu wadaa inuu ka<br \/>\ncodsado QM inay la wareegto hawl galka<br \/>\nAMISOM ee gudaha Soomaaliya iyo<br \/>\nloo maal galin lahaa maadaama<br \/>\nMidowga Yurub uu jaray 20% war ash moi<\/p>\n<p>uu ku bixin jiray hawlgalkaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa jooga Belgium halkaas oo uu shirar kula leeyahay hoggaamiyeyaasha Midowga Yurub. Midowga Yurub ayaa ah shiriigga labaad ee ugu weyn ee dhanka horumarinta kasaacida Kenya asagoo kuxiga Baanka Caalamka. Midowga Yurub ayaa sidoo kale ah meesha laabada ee badeecooyinka ugu badan ee Kenya loo dhoofsho asagoo ku xiga suuqa dalalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28676","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28676","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28676"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28676\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28678,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28676\/revisions\/28678"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}