{"id":28666,"date":"2016-06-16T00:37:14","date_gmt":"2016-06-15T21:37:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28666"},"modified":"2016-06-16T00:50:28","modified_gmt":"2016-06-15T21:50:28","slug":"raashinkii-dhacey-ee-wfp-lagu-qabtey-oo-lasoo-bandhigey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/raashinkii-dhacey-ee-wfp-lagu-qabtey-oo-lasoo-bandhigey\/","title":{"rendered":"Raashinkii dhacey ee WFP lagu qabtey oo lasoo bandhigey."},"content":{"rendered":"<p>IYADOO SHALEY AY AHEYD MARKII LA QABTEY RAASHIN DHACEY OO AY WFP U RAREYSO GOBOLADA SOOMAALIYA QAAR KAMID AH AYAA MAANTA WAXAA SAXAAFADA LOO SOO BANDHIGEY CADADKA RAASHINKAAS IYO SIDA UU U EKAA.<\/p>\n<p>RAASHINKAN AYAA AHAA MID LAGA ARGA GAXO WAQTI HORENA KA GUDBEY IN LA CUNO HAYADDA WFP WAXEY KU HEYSEY RAASHINKA BAKHAARO MUQDISHO KU YAAL MANA SIIN DADKA SOOMAALIYEED OO XAALADA AY SOO MAREEN LA OGYAHEY SIDA<\/p>\n<p> ABAARO,FATAHAADO,IYO COLAADO INTABA.<\/p>\n<p>UGU DANBEYNTII HAYADDA WFP OO HOREBA LOO OGAA AYAA BANAANKA SOO DHIGTEY CADAWTINIMADA AY U QABTO DADKA SOOMAALIYEED WAANA IN LAGA DIGTOONAADO WIXII HADA KA DANBEEYA HADII AY MALAB WADDO SIDAAS WAXAA YIRI MID KA MID AH MADAXDA ISBAHEYSIGA XISBIYADA SIYAASADA SOOMAALIYA MD CALI MAXAMED NUUX TIMAJILIC OO LA HADLEY WARBAAHINTA WARSOM.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>IYADOO SHALEY AY AHEYD MARKII LA QABTEY RAASHIN DHACEY OO AY WFP U RAREYSO GOBOLADA SOOMAALIYA QAAR KAMID AH AYAA MAANTA WAXAA SAXAAFADA LOO SOO BANDHIGEY CADADKA RAASHINKAAS IYO SIDA UU U EKAA. RAASHINKAN AYAA AHAA MID LAGA ARGA GAXO WAQTI HORENA KA GUDBEY IN LA CUNO HAYADDA WFP WAXEY KU HEYSEY RAASHINKA BAKHAARO MUQDISHO [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28666","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28666","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28666"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28666\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28667,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28666\/revisions\/28667"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28666"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28666"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28666"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}