{"id":28660,"date":"2016-06-13T23:45:17","date_gmt":"2016-06-13T20:45:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28660"},"modified":"2016-06-13T23:46:19","modified_gmt":"2016-06-13T20:46:19","slug":"badbaadinta-shacabka-oo-lagu-booriyey-ciidamada-amisom-inta-hawlgalada-ay-kujiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/badbaadinta-shacabka-oo-lagu-booriyey-ciidamada-amisom-inta-hawlgalada-ay-kujiraan\/","title":{"rendered":"Badbaadinta shacabka oo lagu booriyey ciidamada AMISOM inta hawlgalada ay kujiraan."},"content":{"rendered":"<p>Saraakiisha Millateriga Ciidamada AMISOM &#8211; ayaa loogu baaqay inay qaadaan tallaabooyin lagu dhawrayo bulshada qaybaheeda kala duwan jilicsan sida Haweenka &#038; Carruurta, xilliyada ay socdaan Hawl-gallada ay Soomaaliya ka wadaan.<br \/>\nKu-simaha Madaxa Shaqaalaha AMISOM, Col. Shadrack Othieno Mutacho oo khudbad ka jeediyay Xafladdii Xiritaanka Tababarkan oo muddo saddex casho ah u socday Saraakiisha millateriga AMISOM &#8211; ayaa sheegay inay Muhiim tahay in la ilaaliyo Xuquuqda Aadanaha inta lagu jiro hawl-gallada ciidan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Col. Othieno ayaa intaas ku daray in saraakiisha AMISOM laga doonayo inay muujiyaan Mas\u2019uuliyad, isla-xisaabtan iyo Hufnaan, si loo Ilaaliyo Dadweynaha Xilliyada ay dagaalladu socdaan.<\/p>\n<p>\u201cMillaterigu, Waa inay ilaaliyaan sharciga, marka ay yimaadaan arrimaha jinsiga ee lagula kaco dumarka iyo caruurta, kuwaasoo ah kuwa ugu jilicsan ee la dhibaateyn karo xilliyada ay Hawl-galladu Socdaan, Waana inaan Xaqiijinno ilaalinta Dadkaas,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray Col. Othieno.<\/p>\n<p>Isagoo sii hadlaya &#8211; ayuu intaas ku daray. \u201cCid walba oo lagu helo inay Xad-gudubyo kula kacday shacabka Soomaaliyeed, Waxaa la marsiin doonaa Ciqaab u dhiganta Falalkii uu ku kacay\u2026 Waxaana dhici karta in shaqada laga joojiyo, lana xiro, taasoo qayb ka ah ilaalinta hufnaanta ciidamada.\u201d<\/p>\n<p>Tababarkan oo lasoo xiray Sabtidii lasoo dhaafay, ayaa waxaa ka qayb-qaaatay 15 sarkaal oo ka tirsan hoggaanka ciidamada AMISOM oo ka kala socday; Itoobiya, Burundi, Kenya iyo Uganda, Waxaana goob-joog ka ahaa Tababarkan Madaxa Tababarada AMISOM, Col. Ali Nouhou.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Waxaa kaloo iagana Xafladdaas ka hadlay ku-simaha madaxa AMISOM ee ilaalinta Xuquuqda Aadanaha, Dr. Cumar Cabdulle Calasoow oo sheegay inuu Tababarkan Sare u qaadayo ilaalinta caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada iyo Saraakiisha AMISOM &#8211; waa indhihii iyo dhegihii hawl-gallada Somalia ka socda\u2026 waana tallaabo lagu difaacayo ciidamada. Marka waxaan idinka doonaynaa inaad hawlihiinna u adeegsadaan waxyaabihii aad tababarka ku qaadateen intii uu socday,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray Calasoow oo sidoo ah la-taliyaha dhanka ilaalinta Xuquuqda Aadanaha ee AMISOM.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Tababbarkaan ayaa kusoo beegmaya, iyadoo ciidamada AMISOM Marar badan oo hore lagu eedeeyay in Falal ka baxsan Nani\u2019aadamnimada ay kula kaceen shacab Soomaailyeed, kuwaasoo isugu jira dilal, kufsi iyo xad-gudubyo kale.<\/p>\n<p>Warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg\" alt=\"FB_IMG_1465347072037\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28638\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha Millateriga Ciidamada AMISOM &#8211; ayaa loogu baaqay inay qaadaan tallaabooyin lagu dhawrayo bulshada qaybaheeda kala duwan jilicsan sida Haweenka &#038; Carruurta, xilliyada ay socdaan Hawl-gallada ay Soomaaliya ka wadaan. Ku-simaha Madaxa Shaqaalaha AMISOM, Col. Shadrack Othieno Mutacho oo khudbad ka jeediyay Xafladdii Xiritaanka Tababarkan oo muddo saddex casho ah u socday Saraakiisha millateriga AMISOM [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28662,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28660","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28660","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28660"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28660\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28661,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28660\/revisions\/28661"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28662"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}