{"id":28657,"date":"2016-06-13T23:36:13","date_gmt":"2016-06-13T20:36:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28657"},"modified":"2016-06-13T23:37:14","modified_gmt":"2016-06-13T20:37:14","slug":"eritria-iyo-ethoipia-oo-mar-kale-dagaal-ka-dhex-dhaceywaa-maxey-sababtu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/eritria-iyo-ethoipia-oo-mar-kale-dagaal-ka-dhex-dhaceywaa-maxey-sababtu\/","title":{"rendered":"Eritria iyo Ethoipia oo mar kale dagaal ka dhex dhacey\/waa maxey sababtu?."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya xadka u dhexeeya dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa sheegaya in dagaal uu xadkaa ku dhex maray ciidamada militariga ah ee Itoobiya iyo ciidamada Eritrea shalay.<br \/>\nSanado badan ayaa dalalkaasi ku muransanaayeen xadkaa u dhexeeya dhulal u dhow gaar ahaan deegaanada Badhame iyo Sharaaro.<br \/>\nWasiirka warfaafinta ee Itoobiya ayaa warbaahinta caalamiga ah u sheegay inuusan wax dagaal ah dhicin inkastoo dadka kunool meelaha u dhow soohdintaa labadaa dal u dhexeysa ay sheegayaan in dagaalka oo weliba aad u cuslaa uu shalay Axadii halkaa ku dhex maray ciidamada dalalkaa.<br \/>\nSanadihii dabayaaqadii sagaashameeyadii iyo labada kun ayaa waxaa la xasuustaa in ciidamada dalalkaa uu halkaas dagaal ba&#8217;an oo lagu hoobtay ku dhex maray.<br \/>\nWaxaa waagaa dagaalkaa ku dhintay ugu yaraan boqol kun oo qof.<br \/>\nQaramada Midoobay ayaa ciidamo nabad ilaalin ah halkaa u dirtay isla markaana maxkamad ay leedahay QM ayaa dhulkaa u xukuntay Eritrea kadib markii ay sheegtay in dhulkaa dalka Eritrea uu leeyahay walow arinkaas dawlada Itoobiya ay ka biyo diiday.<\/p>\n<p>Warsom2011@gmai.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg\" alt=\"FB_IMG_1465347072037\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28638\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya xadka u dhexeeya dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa sheegaya in dagaal uu xadkaa ku dhex maray ciidamada militariga ah ee Itoobiya iyo ciidamada Eritrea shalay. Sanado badan ayaa dalalkaasi ku muransanaayeen xadkaa u dhexeeya dhulal u dhow gaar ahaan deegaanada Badhame iyo Sharaaro. Wasiirka warfaafinta ee Itoobiya ayaa warbaahinta caalamiga ah u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28659,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28657","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28657","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28657"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28657\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28658,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28657\/revisions\/28658"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28659"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28657"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28657"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28657"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}