{"id":28651,"date":"2016-06-13T03:23:26","date_gmt":"2016-06-13T00:23:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28651"},"modified":"2016-06-13T03:24:15","modified_gmt":"2016-06-13T00:24:15","slug":"degmada-buulabarde-ee-gobolka-hiiraan-oo-loo-magacaabey-maamul-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/degmada-buulabarde-ee-gobolka-hiiraan-oo-loo-magacaabey-maamul-cusub\/","title":{"rendered":"Degmada Buulabarde ee gobolka Hiiraan oo loo magacaabey Maamul cusub."},"content":{"rendered":"<p>Mas&#8217;uuliyiin ka Tirsan Maamulka heer Gobol ayaa u jooga degmada Buula-burte xil wareejinta maamulkii hore ee degmada, kaddib markii Dowladda federaalka Soomaaliya maamul cusub u soo magacaawday.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha cusub ee degmada Buula-burte ayaa noqonaya Xassan Nuur Maxamed oo badali doona guddoomiyihii hore C\/siis Duuroow oo warar soo baxaya sheegayaan in uu wali ka biyo diidan yahay xil ka qaadista lagu sameeyay.<\/p>\n<p>Sidoo kale maamulka cusub ayaa waxaa ka mid noqonaya Guddoomiye Xigeenka Dhinaca Ammaanka Degmada oo loo magacaabay, Axmed Cabdi Weheliye, halka Guddoomiye ku-xigeenka dhinaca maaliyadana loo dhiibay Liibaan Cabdi Burusoow.<\/p>\n<p>Duqii hore ee Buula-burte, Cismaan Geedi, ayaa siddoo kale ka mid ah mas&#8217;uuliyiinta xilka laga qaaday waxaana loo magacaabay xilka Duqa Degmada, Cali Cumar Rooble.<\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya Buula-burte, ayaa sheegaya in xarunta looga Arrimiyo degmada wali ku sugan yihiin ciidammo daacad u ah guddoomiyihii hore C\/siis Duuroow oo ka soo horjeestay magacaabistan cusub sidda uu HOL u sheegay mid ka mid ah mas&#8217;uuliyiinta maamulka degmada.<\/p>\n<p>Xasan Max&#8217;ed Ibraahim [Xassan Kaafi] afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan ayaa HOL u xaqiijiyay magacaabista maamulka cusub isaga oo intaa ku darray in wasaarrada arimaha gudaha&#038; federaalka  xilalkii ay hayeen ka qaaday mas&#8217;uuliyiintii hore maamulka degmada.<\/p>\n<p>Degmada Buula-burte waxaa hadda ku sugan guddoomiye ku-xigeenka dhinaca Ammniga iyo Siyaasadda ee Maamulka Gobolka Hiiraan Axmed Cabdalla Inji oo halkaas u tagay xil wareejinta.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntiitii, Buula-burte oo ah Degmada Labaad ee ugu Ballaaran Gobolka Hiiraan, ayaa waxaa ku sugan Ciidammo ka tirsan AMISOM oo ka socda Dalka Jabuuti, kuwaasoo marka laga soo tago dagaalka Al-shabaab kala shaqeeya maamulka sugida Amniga.<\/p>\n<p>Warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg\" alt=\"FB_IMG_1465347072037\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28638\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas&#8217;uuliyiin ka Tirsan Maamulka heer Gobol ayaa u jooga degmada Buula-burte xil wareejinta maamulkii hore ee degmada, kaddib markii Dowladda federaalka Soomaaliya maamul cusub u soo magacaawday. Guddoomiyaha cusub ee degmada Buula-burte ayaa noqonaya Xassan Nuur Maxamed oo badali doona guddoomiyihii hore C\/siis Duuroow oo warar soo baxaya sheegayaan in uu wali ka biyo diidan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28653,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28651","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28651","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28651"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28651\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28652,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28651\/revisions\/28652"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28653"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}