{"id":28630,"date":"2016-06-11T17:29:40","date_gmt":"2016-06-11T14:29:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28630"},"modified":"2016-06-11T17:31:45","modified_gmt":"2016-06-11T14:31:45","slug":"ciidamadda-itobiya-ee-sheega-in-ay-qeyb-ka-yihiin-amisom-oo-bilaabey-dhaq-dhaqaaq-kadib-weerarkii-halgan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/ciidamadda-itobiya-ee-sheega-in-ay-qeyb-ka-yihiin-amisom-oo-bilaabey-dhaq-dhaqaaq-kadib-weerarkii-halgan\/","title":{"rendered":"Ciidamadda Itobiya ee sheega in ay qeyb ka yihiin Amisom oo bilaabey dhaq dhaqaaq kadib weerarkii Halgan."},"content":{"rendered":"<p>Kaddib Weerarkii Halgan ee Dhimashada badan Sababay Ciidamada Dalka Itoobiya ee qaybta ka ah AMISOM iyo kuwa Dowladda Somalia oo is-kaashanaya  ayaa dhaqdhaqaaqyo Millateri oo lagu baac-sanayo Al-shabaab ka billaabay deegaanno dhaca gallbeedka gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Sarkaal u Hadlay Ciidamada Dowladda Soomaliya oo Magacaabo, Maxamed Cumar, ayaa xusay in ciidamada oo labo jiho u kala dhaqaaqay qeybtoodii ugu horeysay gaareen fariisin Al-shabaab ay ku lahaayeen halka lagu magacaabo wabxo oo ka tirsan deegaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Iska-horimaad halkaa ka dhacay ayuu xusay inay ku dileen in ka badan 10 ka tirsan dagaal-yahannada Al-shabaab, isaga oo intaa ku darray in loo xaqiijiyay dhaawaca sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda oo magaciisa uu ku soo koobay Dhuxul.<\/p>\n<p>Dhaqdhaqaaqyada militari ee ciidammada is baheysanaya &#8212; ayaa u muuqda kuwo jawaab u ah weerarkii Ururka Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig ciidamada Itoobiya ay ku lahaayeen deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, illaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ay Al-shabaab kasoo saareen Hawl-gallada la sheegay in looga qabsaday xeryo ay ku lahaayeen Galbeedka Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Warsom2011@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaddib Weerarkii Halgan ee Dhimashada badan Sababay Ciidamada Dalka Itoobiya ee qaybta ka ah AMISOM iyo kuwa Dowladda Somalia oo is-kaashanaya ayaa dhaqdhaqaaqyo Millateri oo lagu baac-sanayo Al-shabaab ka billaabay deegaanno dhaca gallbeedka gobolka Hiiraan. Sarkaal u Hadlay Ciidamada Dowladda Soomaliya oo Magacaabo, Maxamed Cumar, ayaa xusay in ciidamada oo labo jiho u kala dhaqaaqay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28255,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28630","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28630","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28630"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28630\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28631,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28630\/revisions\/28631"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28255"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28630"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28630"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28630"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}