{"id":28615,"date":"2016-06-10T23:07:33","date_gmt":"2016-06-10T20:07:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28615"},"modified":"2016-06-10T23:08:05","modified_gmt":"2016-06-10T20:08:05","slug":"maanta-oo-jimcihii-koowaad-ee-bisha-ramadaan-la-soomeyallaha-naga-aqbalo-annaga-iyo-intii-muslim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/maanta-oo-jimcihii-koowaad-ee-bisha-ramadaan-la-soomeyallaha-naga-aqbalo-annaga-iyo-intii-muslim-ah\/","title":{"rendered":"Maanta oo Jimcihii koowaad ee Bisha Ramadaan la soomey\/allaha naga aqbalo annaga iyo intii muslim ah."},"content":{"rendered":"<p>-Waxaa hubaal ah inaan la isku heyn in maanta ay ahayd jimcihii 1aad ee bisha soon qaad ama Ramadaan qof waliba sida uu u yaqaano.<\/p>\n<p>Maanta ayaa waxaa khudbooyinka masaajida ee salaadii jimcaha ka hor waa magaalada Nairobi la is faray in laga fogaado waxyaabaha soonka jebiya sida cunida, cabidda iwm oo soonka jebiya.<\/p>\n<p>Sidoo kale ayaa waxaa mashaaikhdii u dardaarmeen dadka in lagu dadaalo cibaadada ayadoo Alle bishaan uu adoomadiisa Muslimiinta ah ka xarrimay waxyaabihii xalaasha u ahaa qaarkood maalintii oo dhan taasoo khadhiibyadii aqriyay khudbooyinka ay sheegeen in ay daliil u tahay layli Alle la doonaayo inay maraan si hadhoow waxyaabaha Alle xarrimay xataa ay uga leexdaan.<\/p>\n<p>Bisha Ramadaan ayaa ah bisha sagaalaad ee kalendarka Muslimiinta waana bil lagu xusay Qur&#8217;aanka Kariimka ah oo Alle uu adoomadiisa ku amray inay soomaan si ay taqwo u helaan.<\/p>\n<p>Warsom2011@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Waxaa hubaal ah inaan la isku heyn in maanta ay ahayd jimcihii 1aad ee bisha soon qaad ama Ramadaan qof waliba sida uu u yaqaano. Maanta ayaa waxaa khudbooyinka masaajida ee salaadii jimcaha ka hor waa magaalada Nairobi la is faray in laga fogaado waxyaabaha soonka jebiya sida cunida, cabidda iwm oo soonka jebiya. Sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28559,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28615","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28615","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28615"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28615\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28616,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28615\/revisions\/28616"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28559"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28615"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28615"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28615"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}