{"id":28597,"date":"2016-06-10T01:40:40","date_gmt":"2016-06-09T22:40:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28597"},"modified":"2016-06-10T01:41:53","modified_gmt":"2016-06-09T22:41:53","slug":"weerar-gaadmo-oo-al-shabaab-ku-qaadeen-ciidamo-itobiyaan-ah-kuwaasoo-ku-sugnaa-deegaanka-halgan-ee-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/weerar-gaadmo-oo-al-shabaab-ku-qaadeen-ciidamo-itobiyaan-ah-kuwaasoo-ku-sugnaa-deegaanka-halgan-ee-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Weerar gaadmo oo Al-shabaab ku qaadeen ciidamo Itobiyaan ah kuwaasoo ku sugnaa deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan."},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal ba&#8217;an uu halkaa ka dhacey iyadoo la sheegayo in ay ku dagaalameen ciidamada dalka itobiya kuwa dagaalyahanada Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa waxaa guulo ka wada sheegtey labada dhinac ee ku dagaalamey iyadoo Xarakada Al-shabaab ay soo bandhigeen sawirada meydad ku labisan tuutaha ay qaataan askarta itobiya ee sheega in ay qeyb ka yihiin ciidamada Amisom ee hawlgalka u jooga gudaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu ahaa mid gaadmo ah oo ay qaadeen dagaalyahanada Al-shabaab waxa uuna kusoo beegmayaa iyadoo midawga afrika ay ku heshiiyeen in leyska kaashado sidii loo soo afjari lahaa dhaq dhaqaaqyada iyo weerarada ay Al-shabaab ku hayaan geeska Afrika dalalka ku yaal sida Soomaaliya,Kenya,Itoobia,jabuuti iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Warsom2011@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal ba&#8217;an uu halkaa ka dhacey iyadoo la sheegayo in ay ku dagaalameen ciidamada dalka itobiya kuwa dagaalyahanada Al-shabaab. Dagaalka ayaa waxaa guulo ka wada sheegtey labada dhinac ee ku dagaalamey iyadoo Xarakada Al-shabaab ay soo bandhigeen sawirada meydad ku labisan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28249,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28597","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28597","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28597"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28597\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28598,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28597\/revisions\/28598"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28249"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28597"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28597"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28597"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}