{"id":28576,"date":"2016-06-08T00:43:06","date_gmt":"2016-06-07T21:43:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28576"},"modified":"2016-06-08T00:49:49","modified_gmt":"2016-06-07T21:49:49","slug":"qoraal-kasoo-baxay-mareykanka-oo-si-aad-ah-loogu-liiday-dowlada-uu-majaha-u-hayo-xasan-sheikh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/qoraal-kasoo-baxay-mareykanka-oo-si-aad-ah-loogu-liiday-dowlada-uu-majaha-u-hayo-xasan-sheikh\/","title":{"rendered":"Qoraal Kasoo Baxay Mareykanka Oo Si Aad Ah Loogu Liiday Dowlada Uu Majaraha U Hayo Xasan Sheikh.!!!"},"content":{"rendered":"<p> Dowlada Mareykanka gaar ahaan waaxda arimaha dibada ayaa lagu sheegay in dowlada Soomaaliya aysan awood u laheyn iney qabataa shaqsiyaadka Al-Shabaab iyo ururada maalgelinaya Alshabaab.<\/p>\n<p>Sida warka lagu sheegay dowlada Soomaaliya ayaa sidoo kale awood buuxda u laheyn iney baaritaan ku sameyso dilalka ka dhaca magaalada Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya, iyadoo sidoo kale aysan awood u laheyn iney daba gashaa dadka falalka soo maleegaya.<\/p>\n<p>Qoraalka waaxda arimaha dibada Mareykanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in dowlada gaar ahaan qeybaga cadaalada dalka aysan laheyn agab iyo qibrad ay arimahaasi kaga hortagaan.<\/p>\n<p>Alshabaab ayaa dhaqaalo badan ka heli jiay iib geynta dhuxusha sharci darada ah iyo sokorta.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Dibada ee Dawlada Maraykanka ayaa waxaa lagu sheegay in Al-shabaab ay daqliga ugu badan ay ka hesho wax soo saar sharcidaro ah oo ay ka samayso dalka Gudihiisa, Dhoofinta Dhuxusha,Canshuur ay ka qaataan Ganacsatada iyo shaqsiyaad sigaar ah u taageera.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Mareykanka gaar ahaan waaxda arimaha dibada ayaa lagu sheegay in dowlada Soomaaliya aysan awood u laheyn iney qabataa shaqsiyaadka Al-Shabaab iyo ururada maalgelinaya Alshabaab. Sida warka lagu sheegay dowlada Soomaaliya ayaa sidoo kale awood buuxda u laheyn iney baaritaan ku sameyso dilalka ka dhaca magaalada Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya, iyadoo sidoo kale aysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28555,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-28576","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28576","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28576"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28578,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28576\/revisions\/28578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28555"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}