{"id":28563,"date":"2016-06-07T01:27:56","date_gmt":"2016-06-06T22:27:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28563"},"modified":"2016-06-07T01:30:47","modified_gmt":"2016-06-06T22:30:47","slug":"barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyey-xeerka-axzaabta-soomaaliya-lagu-dhaqi-doono-iyo-xisbiyo-soo-dhaweeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyey-xeerka-axzaabta-soomaaliya-lagu-dhaqi-doono-iyo-xisbiyo-soo-dhaweeyey\/","title":{"rendered":"Barlamaanka soomaaliya oo ansixiyey xeerka Axzaabta soomaaliya lagu dhaqi doono iyo xisbiyo soo dhaweeyey."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta oo taariikhdu aheyd 06\/06\/2016ka ay \u00a0barlamaanku isku raaceen oo at meel mariyeen xeeka Axzaabta soomaaliya oo at bore xukuumada soomaaliya u gudbisey kaas oo in muddo ahba lava sugayey Barlamaanka.<\/p>\n<p>Xeerkan ayaa waxaa Dana joogey <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28542\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg\" alt=\"tabarak234\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a>xisbiyo kor u dhaafaya ilaa 30 xisbi siyaasadeed kuwaas oo bore maxkamad u geeyey xukuumadda uu hugaamiyo R\/w Cumar C\/rashiid waxeyna maanta so aad ah usoo dhaweeyeen talaabada uu barlamaanku Ku ansixiyey xeerkan.<\/p>\n<p>Lama oga talaabada tan xigta walaw aaney xisbiyadu sanadkan ku jirin doorashada la filayo in ay dhacdo sanadkan dabayaaqadiisa taas oo lagu saleeyey nidaamka afar dhibic shan iyo maamul goboleedyo, mana aha mid ay dad badani ku qanacsanyihiin waxaana la filayaa in ay noqoto kii ugu danbeeyey ee doorasho loo adeegsado, iyadoo loo gudbi doono sanadka 2020ka nidaamka Axzaasbta iyo qof codkiis waana guul usoo hoyatey bulshada soomaaliyeed oo dhan ayuu yiri mid kamid ah madaxda xisbigii ugu horeeyey xisbiyada dalka soomaaliya ka jira waa gud kuxigenka xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed ahna gud.kuxigenka1&#8217;aad ee isbaheysiga xisbiyada siyaasada soomaaliya Cali Maxe&#8217;d Nuux timajilic oo la hadley shabakadda wararka warsom.<\/p>\n<p>Warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28542\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg\" alt=\"tabarak234\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta oo taariikhdu aheyd 06\/06\/2016ka ay \u00a0barlamaanku isku raaceen oo at meel mariyeen xeeka Axzaabta soomaaliya oo at bore xukuumada soomaaliya u gudbisey kaas oo in muddo ahba lava sugayey Barlamaanka. Xeerkan ayaa waxaa Dana joogey xisbiyo kor u dhaafaya ilaa 30 xisbi siyaasadeed kuwaas oo bore maxkamad u geeyey xukuumadda uu hugaamiyo R\/w [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28109,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28563","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28563","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28563"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28563\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28564,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28563\/revisions\/28564"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28109"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}