{"id":28547,"date":"2016-06-05T02:04:45","date_gmt":"2016-06-04T23:04:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28547"},"modified":"2016-06-05T02:06:16","modified_gmt":"2016-06-04T23:06:16","slug":"tuulada-dharkeyn-geenyo-oo-maalintii-labaad-dagaal-ka-socdo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/tuulada-dharkeyn-geenyo-oo-maalintii-labaad-dagaal-ka-socdo\/","title":{"rendered":"Tuulada DHarkeyn-geenyo oo maalintii labaad dagaal ka socdo."},"content":{"rendered":"<p>Dagaalo ayaa maalintii labaad ka socda Tuulada Dharkayn-geenyo ee Gobolka Sool oo Magaalada Laascaanood kaga beegan dhanka galbeed qiyaastii 70-km, kaasoo dhaliyay khasaare Dhimasho iyo Dhaawacba isugu jira.<\/p>\n<p>Wararka laga helayo tuuladaas, ayaa sheegaya in xaaladdu ay tahay mid aad u adag, iyadoo is-gaarsiintu ay go\u2019an tahay, Waxaase la sheegayaa in Dagaallo Xoog leh oo ay ka Qayb ka yihiin Gaadiidka Gaashaaman uu Tuuladaas ka dhacayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Deegaanada ku dhaw ayaa laga soo sheegayaa inay Saaka halkaasi ku dhinteen 10-ruux oo labada dhinac ah, halka dhaawacuna uu intaa ka badan yahay, iyadoo shacabkii \u00a0ku noolaa ay ka barakacayaan.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Culumada &amp; Waxgaradka kala yimid deegaanno badan, ayaa ku qul-qulaya deegaankaas, si ay isugu dayaan inay joojiyaan Colaadda Salfatay in ka badan 20 Ruux 24-kii saac ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Ciidamada Somaliland, ayaa la sheegayaa inay kusii Wajahan yihiin Tuulada ay Dagaalladu ka Socdaan, Sida uu HOL u sheegay C\/llaahi Cali oo Deegaanka Kalabaydh ku sugan.<\/p>\n<p>Ugu dambyn, Dagaalladaan culus ayaa Sababaya Barkac baahsan oo ka socda Deegaanno kala duwan oo labada Beelood ay wada degaan, iyadoo barakac uu sii socon doono haddii aan colaadda taagan la damin.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28542\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg\" alt=\"tabarak234\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalo ayaa maalintii labaad ka socda Tuulada Dharkayn-geenyo ee Gobolka Sool oo Magaalada Laascaanood kaga beegan dhanka galbeed qiyaastii 70-km, kaasoo dhaliyay khasaare Dhimasho iyo Dhaawacba isugu jira. Wararka laga helayo tuuladaas, ayaa sheegaya in xaaladdu ay tahay mid aad u adag, iyadoo is-gaarsiintu ay go\u2019an tahay, Waxaase la sheegayaa in Dagaallo Xoog leh oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28549,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28547","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28547","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28547"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28547\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28548,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28547\/revisions\/28548"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28549"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28547"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28547"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28547"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}