{"id":28538,"date":"2016-06-05T01:10:05","date_gmt":"2016-06-04T22:10:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28538"},"modified":"2016-06-05T01:12:17","modified_gmt":"2016-06-04T22:12:17","slug":"maxkamad-ku-taal-dalka-kenya-oo-afar-qof-kale-kusoo-oogtey-denbi-argagixiso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/maxkamad-ku-taal-dalka-kenya-oo-afar-qof-kale-kusoo-oogtey-denbi-argagixiso\/","title":{"rendered":"Maxkamad ku taal dalka Kenya oo afar qof kale kusoo oogtey denbi argagixiso."},"content":{"rendered":"<p class=\"summary\"><span style=\"font-size: large;\">Afartaas qof ayaa lagu qabtay magaalada Ceelwaaq\u00a0 Kenya\u00a0 oo ka tirsan degmada Mandheera. Dawlada Kenya ayaa shalay ku soo oogtay dacwado kale oo cusub oo gaaraya tiro ahaan 15 la-tuhunsaneyaashaas.<\/span><\/p>\n<p class=\"summary\"><span style=\"font-size: large;\">La-tuhunsaneyaashaa ayaa ah 4 dumar ah kuwaasoo markii hore lagu soo oogay dacwad ah inay xubno ka yihiin xarakada Shabaab.<\/span><\/p>\n<p class=\"summary\"><span style=\"font-size: large;\">Afartaas dumarka ah oo kala ah Ummulkheyr Sadri Cabdalla, Khadija Abubakar Cabdulqaadir, Maryam Saciid Cabuud iyo Xaliima Aadan ayaa markii ugu horeysay waxaa dacwadooda la dhageystay sanadkii 2014.<\/span><\/p>\n<p class=\"summary\"><span style=\"font-size: large;\">Markii ugu horeysay ee la qabtay ayaa sida hadalka loo dhigay waxaa lagu tuhmay inay damacsanaayeen inay u tillaabaan dhanacaa iyo Soomaaliya si ay uga garab dagaalamaan xarakatu Shabaab.<\/span><\/p>\n<p class=\"summary\"><span style=\"font-size: large;\">Dad badan oo la sheegay in lagu tuhmay inay ka tirsan yihiin xarakatu Shabaab ama ay taabacsan yihiin ayaa dacwado lagu soo oogay gudaha Kenya tan iyo markii xarakatu Shabaab ay bilowday inay weeraro ka geysato gudaha Kenya sanadkii 2011 markii Kenya ay ciidamadeeda u dirtay ama geysay gudaha Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/tabarak2341.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28526\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"tabarak234\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/tabarak2341-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afartaas qof ayaa lagu qabtay magaalada Ceelwaaq\u00a0 Kenya\u00a0 oo ka tirsan degmada Mandheera. Dawlada Kenya ayaa shalay ku soo oogtay dacwado kale oo cusub oo gaaraya tiro ahaan 15 la-tuhunsaneyaashaas. La-tuhunsaneyaashaa ayaa ah 4 dumar ah kuwaasoo markii hore lagu soo oogay dacwad ah inay xubno ka yihiin xarakada Shabaab. Afartaas dumarka ah oo kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28540,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28538","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28538","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28538"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28538\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28539,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28538\/revisions\/28539"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28540"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28538"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28538"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28538"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}