{"id":28502,"date":"2016-06-03T21:26:46","date_gmt":"2016-06-03T18:26:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28502"},"modified":"2016-06-03T21:27:44","modified_gmt":"2016-06-03T18:27:44","slug":"caruurta-soomaaliyeed-ee-britain-oo-kubadda-cagta-horumar-ka-gaarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/caruurta-soomaaliyeed-ee-britain-oo-kubadda-cagta-horumar-ka-gaarey\/","title":{"rendered":"Caruurta Soomaaliyeed ee Britain oo Kubadda cagta horumar ka gaarey."},"content":{"rendered":"<p>Naadiyada ka dhissan Magaalada London ee lagu tababaro caruurta ka yar 14ka sano ayaad moodda inay ku soo badanayaan Xaafadaha kala duwan oo ay ka kooban tahay London.<\/p>\n<p>Axadii lasoo dhaafay 29\/05\/2016 ayaa loo dhigay koob oo ay ku tartameen kooxo gaarayo 6 oo ka kala yimid daafaha magaalada, kuwaas oo loo arkayay inay yihiin kuwa ugu tunka weyn. Waxaa xusid mudan in uu ahaa koobkii ugu Horreeyay ee Noociisa ah oo ay ku Tar-tamaan da\u2019yarta soo koreysa.<\/p>\n<p>Ujeeddada ka dambeysa, ayaa ah in la kordhiyo hamiga carruurta Somaliyeed ay u hayaan kubadda cagta , laguna dhiirriyo in ay ka mid nooqdaan naadiyada waaweyn ee ka dhissan dalka Ingiriiska.<\/p>\n<p><strong>Magacyada Kooxaha ayaa kala ahaa:<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Naadiga Midnimo<br \/>\n2. Naadiga White Stars<br \/>\n3. Naadiga Stockwell<br \/>\n4. Naadiga Lions Academy<br \/>\n5. Naadiga B Young Stars<br \/>\n6. Naadiga Straetham Academy<\/li>\n<\/ol>\n<p>Cayaaraha oo bilowday 12.00 duhurnmo ayaa soo gaba gaboobay 18.00 fiidnimo. Waxaa ka soo qaybgalay scoutis ka tirsan Naadiga Chelsea oo doonay inay ka dhax xushaan kuwa ay is-leeyihiin way idin anfici doonaan mustaqbalka. Da\u2019yarta cayaarayay ayaa soo ban-dhigay waxay filan waayeen guddigii ka socday Chelsea waxaanay indhahoodu ku dheceen carrur Somaliyeed oo xirfaddooda kubadda aad u sarreysa qaarkoodna la qortay magac-yadooda \u2013 6 ka mid ah ayeey sheegeen inay jecleysteen cayaartooda. Waxaa goob jog ahaa Cali Afgooye oo uu wiilkiisu u cayaaro naadiga Chelsea. Waalidiinta Somaliyeed ayaad moodda kuwo hadda fahmay waajibka ka saran ubadkooda oo ah in ay ku jiheeyaan dhanka cayaaraha si ay u mashquuliyaan oo ay uga badbaxaan dhibaatada haysada qaar ka mid ah bulsha weeynta ku nool magaalda London.<\/p>\n<p>Waxaa isku soo haray cayaartii kama dambeysta ahayd Naadiga White Stars iyo Naadiga Lions Academy, cayaartaas oo ku dhamaatay 1-1 , waxaana loo gudbay kubbad gool ku laad ah waxaanay guushi ku raacday Kooxdii Lions\u00a0 Academy ee uu watay macallinkooda Adan Mandela, kuwaas oo\u00a0 hantay Koobkii lagu tartamayay.<\/p>\n<p>Waxaa la guddonsiyay abaal marino kala duwan qaar ka mid ah cayaartooydi ka qeyb gashay tartanka , waxaana ku guuleystay koobkii cayaatoyga ugu goolasha badnaa wiil ka ka tirsan naadiga Lions Academy, halka cayaartoy ka tirsan kooxda Whie Stars oo lagu magacaa Muscab\u00a0 uu\u00a0 noqday Cayaartoygii ugu cayaata fiicnaa. Halkaana lagu guddoonsiiyay Koob abaal marin ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Naadiyada ka dhissan Magaalada London ee lagu tababaro caruurta ka yar 14ka sano ayaad moodda inay ku soo badanayaan Xaafadaha kala duwan oo ay ka kooban tahay London. Axadii lasoo dhaafay 29\/05\/2016 ayaa loo dhigay koob oo ay ku tartameen kooxo gaarayo 6 oo ka kala yimid daafaha magaalada, kuwaas oo loo arkayay inay yihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28504,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28502","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28502","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28502"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28503,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28502\/revisions\/28503"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28504"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}