{"id":28496,"date":"2016-06-03T21:08:15","date_gmt":"2016-06-03T18:08:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28496"},"modified":"2016-06-03T21:09:17","modified_gmt":"2016-06-03T18:09:17","slug":"xukuumadda-mareykanka-oo-sheegtey-in-halista-argagixisadu-caalamka-kusii-baaheyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/xukuumadda-mareykanka-oo-sheegtey-in-halista-argagixisadu-caalamka-kusii-baaheyso\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Mareykanka oo sheegtey in halista Argagixisadu caalamka kusii baaheyso."},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda arrimaha dibadda Wadanka Maraykanka ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in cabsidii dhinaca argagixisada ahayd ay hadda baah-day oo aanay jirin hal meel oo loogu hagaagayo Argagaxisada.<\/p>\n<p>Warbixinta Sanadle, ayaa lagu sheegay in Ururrada ay Awoodoodii Gaarsiiyeen Gobollo dhawr oo ah oo Caalamka ku yaalla, sida Koonfur-bari Aasiya, Gobolka Qooqaas ee Waqooyiga Dalka Ruushka iyo Qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Waxaa la sheegay in Kooxaha Boko Haram iyo Al-shabaab oo Soomaaliya iyo Nigeria ka dagaallama ay qaadayeen weerarro Amniga lagu qal-qal-gelinayo, ayaa hadana dhanka kale kooxda ISIS\/Daacish waxay tahay halista ugu weyn ee uu Caalamku wajahayay Sannadkii lasoo dhaafay ee 2015-ka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Iiraan, ayaa loo arkay waddan taageera Argagixisada, iyadoo lagu eedeeyay inay taageerto kooxda Xisbulaah ee ka dagaalanta Lubnaan, ururo argagixiso oo la sheegay inay Falastiin joogaan iyo xag-jiriin kale oo Ciraaq iyo dalal kale oo bariga dhexe jooga.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda arrimaha dibadda Wadanka Maraykanka ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in cabsidii dhinaca argagixisada ahayd ay hadda baah-day oo aanay jirin hal meel oo loogu hagaagayo Argagaxisada. Warbixinta Sanadle, ayaa lagu sheegay in Ururrada ay Awoodoodii Gaarsiiyeen Gobollo dhawr oo ah oo Caalamka ku yaalla, sida Koonfur-bari Aasiya, Gobolka Qooqaas ee Waqooyiga Dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28498,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28496","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28496","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28496"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28496\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28497,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28496\/revisions\/28497"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28498"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28496"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28496"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28496"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}