{"id":28489,"date":"2016-06-02T22:57:16","date_gmt":"2016-06-02T19:57:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28489"},"modified":"2016-06-02T22:58:24","modified_gmt":"2016-06-02T19:58:24","slug":"imaatinka-muqdisho-mweynaha-turkiga-recep-tayyib-ordogan-oo-uu-xaqiijiyey-wasiirka-amniga-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/imaatinka-muqdisho-mweynaha-turkiga-recep-tayyib-ordogan-oo-uu-xaqiijiyey-wasiirka-amniga-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Imaatinka Muqdisho M\/weynaha TURKIGA Recep Tayyib Ordogan oo uu xaqiijiyey Wasiirka Amniga Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, C\/risaaq Cumar Maxamed ayaa xaqiijiyay inuu Madaxweynaha Turkiga Maalinta Berri ah uu Muqdisho ku imaan doono booqasho rasmi ah, isagoo xusay inay u diyaar-garoobeen soo dhaweyntiisa.<\/p>\n<p>C\/risaaq Cumar oo la hadlayay VOA-da ayaa sheegay in Dowladda Somalia &#8211; ay si aad ugu diyaar-garowday imaashaha Madaxweynaha Turkiga, Recap Tayyip Erdogan, uusana dhici doonin mid la mid ah Weerarkii shalay dhacay.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha Dalka Turkiga, wuu imaanayaa, waanan u diyaar-garownay inaanu kusoo dhaweyno Muqdisho, mana dhacayo Weerarkii Shalay dhacay oo kale,\u201d ayuu yiri Wasiirka Amnigu Gudaha Xukuumadda Fedeeraalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka Amniga\u00a0ayaa ka warbixiyay weerarkii shalay ka lala beegsaday Hotel Ambassador ee Muqdisho, isagoo xusa in la dilay afar qof oo ahaa kooxihii Weerarkaas ka dambeeyay, ayna bad-baadiyeen in ka badan 50-ruux oo ahaa dadkii hoteelka deggenaa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Turkiga, Recap Tayyip Erdogan &#8211; ayaa booqashadan uu Berri ku imaanayo Muqdisho\u00a0waxay noqonaysaa tii sadexaad oo uu Somalia booqasho noocan ah ku yimaado, isagoo horay u soo booqday Dalka Sanadkii 2011-kii, xilligaasoo uu ahaa RW-ha Turkiga, isagoo booqashadii\u00a0labaad oo ayuu ku yimid Muqdisho Sanadkii hore ee 2015-ka isagoo ah Madaxweynaha Turkiga.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Xukuumadda Turkiga ayaa waxay Soomaaliya ka Fulisaa Mashaariic kala duwan oo ay ka yihiin; Caafimaadka, Waxbarashada iyo Dib-u-dhiska, waxayna sidoo kale taageero lacageed oo toos ah siisaa Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, C\/risaaq Cumar Maxamed ayaa xaqiijiyay inuu Madaxweynaha Turkiga Maalinta Berri ah uu Muqdisho ku imaan doono booqasho rasmi ah, isagoo xusay inay u diyaar-garoobeen soo dhaweyntiisa. C\/risaaq Cumar oo la hadlayay VOA-da ayaa sheegay in Dowladda Somalia &#8211; ay si aad ugu diyaar-garowday imaashaha Madaxweynaha Turkiga, Recap Tayyip Erdogan, uusana dhici [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28491,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28489","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28489","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28489"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28489\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28490,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28489\/revisions\/28490"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28491"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28489"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28489"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28489"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}