{"id":28476,"date":"2016-06-02T22:04:28","date_gmt":"2016-06-02T19:04:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28476"},"modified":"2016-06-02T22:06:06","modified_gmt":"2016-06-02T19:06:06","slug":"weerarkii-lagu-qaadey-hotel-ambassador-xildhibaanadii-ku-geeryoodey-oo-muqdisho-lagu-aasey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/weerarkii-lagu-qaadey-hotel-ambassador-xildhibaanadii-ku-geeryoodey-oo-muqdisho-lagu-aasey\/","title":{"rendered":"Weerarkii lagu qaadey Hotel Ambassador xildhibaanadii ku geeryoodey oo Muqdisho lagu aasey."},"content":{"rendered":"<p>Maanta Waxaa AAS Qaran loogu Sameeyay Muqdisho, Laba Xildhibaan oo ka mid ahaa dadkii ku dhintay Weerarkii Hoteelka Ambassador ay ku qaadday Al-shabaab, Waxaana Salaaddii Janaasada uu ka qayb-galay Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Xildhibaannada Aaska loo sameeyay maanta ayaa waxay kala ahaayeen; Marxuum C\/llaahi Jaamac Xuseen [Kaba-weyne] iyo Xildhibaan Maxamed Maxamuud Guure, kuwaasoo lagu dilay qol ay kuwada jireen xilligii uu weerarku socday.<\/p>\n<p>Salaaddii Jannaasada xildhibaanadan, ayaa waxaa sidoo kale ka qayb-galay Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia, Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari, Ra\u2019iisul Wasaare Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke, Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Federaalka Somalia, Xubno ka tirsan Maamul-goboleedyada, Mas\u2019uuliyiin iyo Dadweyne.<\/p>\n<p>Waxaa Marxuumiitaan lagu Aasay Qubuuraha Booliiska ee Muqdisho, Waxaana ka Qayb-galay Aaskooda, xildhibaanno ka tirsan Dowladda Somalia, ehelladii iyo weliba qaraabadii Marxuumiinta iyo Mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Ma ahan markii uGu Gorreysay oo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka FS lagu Dilo Weerarro ay Al-shabaab la beegsatay Qaadday Hoteellada Muqdisho Qaarkood, Waxaase horay xildhibaanno loogu dilay weerarro noocan oo kale ah.<\/p>\n<p>warom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta Waxaa AAS Qaran loogu Sameeyay Muqdisho, Laba Xildhibaan oo ka mid ahaa dadkii ku dhintay Weerarkii Hoteelka Ambassador ay ku qaadday Al-shabaab, Waxaana Salaaddii Janaasada uu ka qayb-galay Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud. Xildhibaannada Aaska loo sameeyay maanta ayaa waxay kala ahaayeen; Marxuum C\/llaahi Jaamac Xuseen [Kaba-weyne] iyo Xildhibaan Maxamed Maxamuud Guure, kuwaasoo lagu dilay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28478,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28476","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28476","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28476"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28476\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28477,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28476\/revisions\/28477"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28478"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}