{"id":28473,"date":"2016-06-02T21:54:49","date_gmt":"2016-06-02T18:54:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28473"},"modified":"2016-06-02T21:55:54","modified_gmt":"2016-06-02T18:55:54","slug":"dad-sumoobey-iyo-qurbajoog-qalab-gaarsiisey-degxudun-ee-gobolka-sool-oo-lasoo-dhaweeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/dad-sumoobey-iyo-qurbajoog-qalab-gaarsiisey-degxudun-ee-gobolka-sool-oo-lasoo-dhaweeyey\/","title":{"rendered":"Dad Sumoobey iyo Qurbajoog qalab gaarsiisey deg\/Xudun ee gobolka Sool oo lasoo dhaweeyey."},"content":{"rendered":"<p>Degmada Xuddun oo degmada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Waqooyiga kaga beegan 83-KM, ayaa waxaa Qalab kala duwan Gadhsiisay Sucaad C\/llaahi Galow oo ka mid ah Qurbo-joogta kasoo jeeda Degmadaas.<\/p>\n<p>Sucaad, ayaa agab Isborti ku wareejisay kooxaha ka jira degmada Xuddun, kuwaasoo isugu jiray Dharka cayaartoydu xirtaan, kubbado iyo agab kale oo badan, kuwaasoo ay ugu Talo-gashay inay sida ay sheegtay kor loogu qaadi lahaa cayaaraha, gaar isboortiga, si loo dhimo tahriibta dhallinyarada oo si weyn u aafeeyay degmadaas.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo Sucaad safarkeeda ku wehelisay haweeney u dhalatay Dalka Swedan oo lagu Magcaabo, Dr. Hana, Waxayna sidoo kale Bahda Caafimaadka Degmadaas ay Gaarsiiyeen agab caafimaad oo kala duwan.<\/p>\n<p>Xafladda Agabkan lagu wareejinayay oo\u00a0 ay ka hadashay Sucaad C\/llaahi ayay ka sheegtay in ay si aad ah isugu Hawshay Sannadihii ugu Dambeeyey Sidii ay Wax ugu Qaban lahayd Dadkeeda.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa muhiim noo ah inaan isku xil-qaanno sidii aan wax ugu soo kordhinno dhulkeenna wax-qabad, haddii Qof walba uu meesha uu joogo iska Xil-qaamana waxaa la gaari doonaa in Wax-qabad ballaaran la muujiyo,&#8221; ayay tiri Sucaad oo Hadalkeeda raacisay Mahad-celin ay u jeedisey Dr. Hana iyo dadkii kala shaqeeyey Waxqabadkaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Qaar ka mid ah Waxgaradka Degmada Xudun ayaa Sucaad uga mahad-celiyay Daddaalka ay ku doonayso inay wax ka qabato baahiyaha dhulkeeda ka jira. Waxay kaloo Sucaad Jaamacadda Nugaal ee Laascaanood soo gaadhsiisay qalab iyo bugaag kala duwan oo loogu talo-galay kuliyadda caafimaadka iyo kuliyadaha kale.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Hal qof ayaa ku dhintay Degmada Xuddun, halka Ruux kalena uu aad u liito, kaddib markii ay cuneen qare la sumeeyey. Waxaana Maxamed Jaamac oo ka mid ah Wax-gardka Degmadas uu HOL u Sheegay in Qaraha Sumaysan loo dhigay Bahalo Beeraleyda dhibay, kadibna ay beerta soo galeen labadan wiil oo Walaalo ah kuwaasoo cunay Qarihii sumaysnaa.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn,\u00a0 Wiilashan oo dadooda la sheegay inay ahayd; 14-jir iyo 17-jir, ayaa waxaa goobtii ku dhintay wiilkii yaraa, Halka Midkii kalena loo la Cararay Isbitaalka Garoowe si loo badbaadiyo, iyadoo la sheegay inuu rajo leeyahay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Degmada Xuddun oo degmada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Waqooyiga kaga beegan 83-KM, ayaa waxaa Qalab kala duwan Gadhsiisay Sucaad C\/llaahi Galow oo ka mid ah Qurbo-joogta kasoo jeeda Degmadaas. Sucaad, ayaa agab Isborti ku wareejisay kooxaha ka jira degmada Xuddun, kuwaasoo isugu jiray Dharka cayaartoydu xirtaan, kubbado iyo agab kale oo badan, kuwaasoo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28475,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28473","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28473","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28473"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28473\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28474,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28473\/revisions\/28474"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28475"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28473"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28473"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28473"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}