{"id":28469,"date":"2016-06-02T21:38:27","date_gmt":"2016-06-02T18:38:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28469"},"modified":"2016-06-02T21:41:28","modified_gmt":"2016-06-02T18:41:28","slug":"midawga-afrika-oosheegey-in-weerarkii-lagu-qaadey-hotel-ambassador-aanu-hor-istaagi-doonin-hawlgalka-amisom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/midawga-afrika-oosheegey-in-weerarkii-lagu-qaadey-hotel-ambassador-aanu-hor-istaagi-doonin-hawlgalka-amisom\/","title":{"rendered":"Midawga Afrika oo sheegey in weerarkii lagu qaadey Hotel Ambassador aanu hor istaagi doonin hawlgalka Amisom."},"content":{"rendered":"<p>Ergeyga Midowga Afrika ee Somalia Francisco Madeira ayaa Cambeereeyay Weerarkii lagu\u00a0qaaday Hoteelka Ambassador kaasoo ay ku dhinteen in ka badan 15-qof oo ay ku jireen xildhibaano ka tirsan Baarlmaaanka Federaalka Somalia.<\/p>\n<p>Danjiraha, ayaa xusay in weerarada lala beegsanayo xarumaha dowladda, Siyaasiyiinta iyo Dadka Rayidka ah inay muujinayaan sida Al-shabaab aan Wax qiimo ah aanay ugu Fadhin nafta bani\u2019aadamka, isla markaana falalkan ay sameeyeen uu yahay mid Waxashnimo ah.<\/p>\n<p>\u201cUmmadda Soomaaliyeed waxay dooratay Waddada Nabadda si u helaan xasillooni waarta iyo barwaaqo, falkana ma hor-joogsanayo in horay loo socod,\u201d ayuu Madeira hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wakiilka Midowga Afrika ee Arrimaha Somalia, ahna Madaxa AMISOM ayaa wuxuu tacsi u diray qoysaskii, asxaabtkii iyo ehelkii dadkii ku geeriyooday weerarkii Hotel Ambassador isagoo kuwa dhaawaca ahna u rajeeyay caafimaad dhaqso ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Danjire Francisco Madeira, Wuxuu hoosta ka xariiqay in AMISOM ay ka Go\u2019an tahay inay si\u00a0 dhaw ula Shaqeyso Dowladda Federaalka, shacabka Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka, si Amniga Somalia loo xaqiijiyo.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, Weerarkii shalay dhacay ayaa waxaa sheegatay Al-shabaab, iyadoo weerarkan lasoo Afjaray saakay, Wuxuuna ka mid ahaa Weerarradii ugu Xoogganaa ee ay Al-Shabaab ka geysato Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ergeyga Midowga Afrika ee Somalia Francisco Madeira ayaa Cambeereeyay Weerarkii lagu\u00a0qaaday Hoteelka Ambassador kaasoo ay ku dhinteen in ka badan 15-qof oo ay ku jireen xildhibaano ka tirsan Baarlmaaanka Federaalka Somalia. Danjiraha, ayaa xusay in weerarada lala beegsanayo xarumaha dowladda, Siyaasiyiinta iyo Dadka Rayidka ah inay muujinayaan sida Al-shabaab aan Wax qiimo ah aanay ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28471,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28469","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28469","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28469"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28469\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28472,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28469\/revisions\/28472"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28471"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28469"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28469"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28469"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}