{"id":28457,"date":"2016-06-02T20:48:10","date_gmt":"2016-06-02T17:48:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28457"},"modified":"2016-06-02T20:51:08","modified_gmt":"2016-06-02T17:51:08","slug":"weerarkii-lagu-qaadey-hotel-ambassador-oo-xukuumadda-soomaaliya-sheegtey-in-lasoo-afjarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/weerarkii-lagu-qaadey-hotel-ambassador-oo-xukuumadda-soomaaliya-sheegtey-in-lasoo-afjarey\/","title":{"rendered":"Weerarkii lagu qaadey hotel Ambassador oo xukuumadda Soomaaliya sheegtey in lasoo afjarey."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Somalia ayaa sheegay inay soo af-jareen weerarkii Hotel Ambassador oo ay shalay weerareen xoogag ka tirsan Al-shabaab, waxaana weerarkaa ku dhintay 15-qof oo ay ku jiraan xildhibaan oo baarlamanka Somalia, iyadoo ay ku dhaawacmeen in ka badan 50-qof oo kale.<\/p>\n<p>Tan iyo xalay waxaa hoteelkaas ka dhacayay rasaas goos-goos ah, iyadoo haatan ay gudaha hoteelkaas oo dhan ku sugan yihiin ciidamada dowladda, laakiinse weli kama aysan hadlin Dowladda Somalia inta uu le\u2019eg yaha khasaaraha inta uu le\u2019eg yahay.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Gudaha, Wasiirka Warfaafinta Somalia iyo Taliyaha Nabad-sugidda DF Somalia ayaa Goor-dhaw gaaray Hotel Ambassador si ay Qiimeyn ugu sameeyaan Wixii khasaare ah ee ka dhashay weerarka.<\/p>\n<p>Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay weerarkaan, waxayna kusoo beegeen iyadoo shalay ay Dowladda Somalia sheegtay inay dileen Sheekh Maxamed Dulyadeyn oo ka mid ah Hoggaamiyeyaasha Sare ee Al-shabaab.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/ttara-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Somalia ayaa sheegay inay soo af-jareen weerarkii Hotel Ambassador oo ay shalay weerareen xoogag ka tirsan Al-shabaab, waxaana weerarkaa ku dhintay 15-qof oo ay ku jiraan xildhibaan oo baarlamanka Somalia, iyadoo ay ku dhaawacmeen in ka badan 50-qof oo kale. Tan iyo xalay waxaa hoteelkaas ka dhacayay rasaas goos-goos ah, iyadoo haatan ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28462,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28457","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28457","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28457"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28457\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28461,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28457\/revisions\/28461"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28462"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28457"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28457"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28457"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}