{"id":28449,"date":"2016-06-01T21:47:23","date_gmt":"2016-06-01T18:47:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28449"},"modified":"2016-06-01T21:48:31","modified_gmt":"2016-06-01T18:48:31","slug":"faahfaahin-khasaare-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-kasoo-baxaya-qaraxii-ka-dhacey-hotel-ambassador","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/faahfaahin-khasaare-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-kasoo-baxaya-qaraxii-ka-dhacey-hotel-ambassador\/","title":{"rendered":"FAAHFAAHIN: KHasaare dhimasho iyo dhaawac oo kasoo baxaya Qaraxii ka dhacey Hotel Ambassador."},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 10-ruux, ayaa ku Geeriyooday Weeraro isugu jiray Ismiidaamin iyo mid toos ahaa oo lala beegsaday gellinkii dambe lala beegsaday Hotel Ambassador ee Muqdisho, iyadoo Mas\u2019uuliyada Weerarradan ay sheegatay Al-shabaab.<\/p>\n<p>Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa la sheegayaa inay weli gudaha ugu jiraan qaybo ka tirsan Hoteelka, iyadoo sidoo kalena ay hoteelka gudihiisa ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Somalia.<\/p>\n<p>Col. Cali\u00a0 Maxamed oo ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Booliiska Somalia, ayaa u sheegay Reuters in hoteelka lagu weeraray Qarax, markaas kaddibna ay kooxaha hubysan gudaha u galeen, welina ku jiraan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa weli Gudaha Hoteelka ku jira xoogag ka tirsan Al-shabaab, iyadoo weerarka ay ku geeriyooday 10-qof tiro kalena way ku dhaawacmeen,\u201d ayuu yiri Col. Cali, isagoo intaas ku daray inay tirada dhimashadu intaas ka badan karto.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ciidamada Dowladda Somalia ayaa la sheegayaa inay badbaadiyeen tiro ka mid ah mas\u2019uuliyiin Hoteelka degenaa, Waxaana ku jiray Dadki la badbaadiyay Maxamed Xaaji Daa\u2019uud oo ah wiil uu dhalay Milkiilaha Hoteel Ambassador iska leh.<\/p>\n<p>Ciidanka Dowladda Soomaaliya, ayaa la sheegay inay Toogasho ku dileen laba ka mid ahaa kooxihii Gudaha u galay Hoteelka, ayna kooxaha hubeysan ku sugan yihiin qaybaha sare ee Hoteelka, ciidamaduna ay ku sugan yihiin qaybaha sare.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Afhayeenka Hawlgallada Al-shababa ayaa isna sheegay inay iyagu mas\u2019uul ka yihiin weerarka Hoteel Ambassador, ayna ku Dileen tiro ka mid ah ciidamada Dowladda iyo Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Dowladda Inkastoo aysan sheegin tiro sugan.<\/p>\n<p>\u201cXoogaggeenna ayaa weeraray Hotel Ambassador, gudaha ayayna ku jiraan, waxaana socda hawlgal,\u201d ayuu yiri Sh. C\/casiis Abuu-Muscab oo intaas ku daray in Hawlgalkan uu qayb ka yahay Hawl-gallada ay ka fuliyaan Muqdisho.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, waa markii ugu Horreysay oo Al-shabaab ay weerar noocan oo kale ah la beegsato Hoteel Ambassador oo ku yaalla Waddada Maka Al-Mukarama oo ah Midda ugu muhiimsan Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28364\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28365\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28366\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 10-ruux, ayaa ku Geeriyooday Weeraro isugu jiray Ismiidaamin iyo mid toos ahaa oo lala beegsaday gellinkii dambe lala beegsaday Hotel Ambassador ee Muqdisho, iyadoo Mas\u2019uuliyada Weerarradan ay sheegatay Al-shabaab. Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa la sheegayaa inay weli gudaha ugu jiraan qaybo ka tirsan Hoteelka, iyadoo sidoo kalena ay hoteelka gudihiisa ku sugan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28451,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28449","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28449","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28449"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28449\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28450,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28449\/revisions\/28450"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28451"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28449"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28449"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28449"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}