{"id":28443,"date":"2016-06-01T21:21:14","date_gmt":"2016-06-01T18:21:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28443"},"modified":"2016-06-01T21:22:39","modified_gmt":"2016-06-01T18:22:39","slug":"hab-wadaaga-kheyraadka-dhulka-shir-ku-saabsan-oo-baydhabo-ka-dhacey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/hab-wadaaga-kheyraadka-dhulka-shir-ku-saabsan-oo-baydhabo-ka-dhacey\/","title":{"rendered":"Hab wadaaga KHeyraadka dhulka shir ku saabsan oo Baydhabo ka dhacey\/."},"content":{"rendered":"<p>Shirkan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda beeraha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Baydhabo, waxaana diirada lagu saarayaa sidii looga faa\u2019iideysan lahaa kheyradka uu eebbe ku maneystay dalkeenna.<\/p>\n<p>Shirka oo ka furmay xarunta madaxtooyada maamulka Koonfur galbeed ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa kasoo qeybgalay wasiirada beeraha dowlad goboleedyada dalka, ayadoo inta uu shirku socdo laga doodi doono sidii loo dardar gelin lahaa wax soo saarkii ay caanka ku ahayd Soomaaliya.<\/p>\n<p>Munaasibaddii furitaanka ayaa waxaa ugu horeyn hadal ka jeediyay wasiirka beeraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Gaboobe, isagoo sheegay in muhiimadda shirka ay tahay sidii looga faa\u2019iideysan kheyraadka dalka.<\/p>\n<p>Inkastoo dalkeenna ay maraan labada webi ee kala ah Jubba iyo Shabeella islamarkaana dalku leeyahay dhul baaxad leh oo ku haboon beerashada ayaysan hadana jirin cid sidii la rabay uga faa\u2019ideysata.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah beeraleeyda Soomaaliyeed oo warbaahinta la hadlay\u00a0 ayaa sheegay in si loo dardar geliyo wax soo saarka dhulka loo baahanyahay in dowladdu xoogga saarto sidii loo taageeri lahaa beeraleeyda islamarkaana suuq loogu\u00a0 heli lahaa dalagyada ay soo saaraan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28364\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28365\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28366\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda beeraha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Baydhabo, waxaana diirada lagu saarayaa sidii looga faa\u2019iideysan lahaa kheyradka uu eebbe ku maneystay dalkeenna. Shirka oo ka furmay xarunta madaxtooyada maamulka Koonfur galbeed ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa kasoo qeybgalay wasiirada beeraha dowlad goboleedyada dalka, ayadoo inta uu shirku socdo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28445,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28443","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28443","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28443"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28443\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28444,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28443\/revisions\/28444"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28445"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28443"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28443"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28443"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}