{"id":28433,"date":"2016-06-01T20:10:24","date_gmt":"2016-06-01T17:10:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28433"},"modified":"2016-06-02T00:11:05","modified_gmt":"2016-06-01T21:11:05","slug":"qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhaw-lagu-qaadey-hotel-ampassador-wadada-maka-almukarama","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhaw-lagu-qaadey-hotel-ampassador-wadada-maka-almukarama\/","title":{"rendered":"Qarax ismiidaamin ah oo goor dhaw lagu qaadey Hotel Ambassador wadada Maka almukarama."},"content":{"rendered":"<p>Qarax Culus oo Is-miidaamin ah, si weyna looga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir, ayaa Goor-dhaw ka dhacay albaabka dambe ee Hoteelka Ambassador ee Muqdisho oo ku yaalla Waddada Maka Al-Makarama, Waxana la maqlayay qaraxa kaddib\u00a0rasaas culus oo la is-wey-daarsanayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Weerarkan ayaa ahaa mid isugu jiray qaraxyo iyo weerar toos ah, iyadoo lasoo sheeegayo inay Kooxo Hubeysan gudaha u galeen Hotel Ambassador, Inkastoo aanay jirin cid weli sheegatay Mas&#8217;uuliyadda Weerarkan, Waxaana goobta gaaray Ciidammo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaanno iyo xubno kale oo Dowladda Somalia oo degenaa Hoteelka ka tirsan, ayaa la sheegay inay ka baxeen, iyadoo Qaraxa uu noqonayo mid ka mid ah Qaraxyo Naadir ah oo noociisa ah oo Muqdisho ka dhacay, marka la eego xooggiisa.<\/p>\n<p>Marka laga soo tago Qaraxa, ayaa Waxaa mararka Qaarkood la Maqlayaa Qaraxyo yar-yar, waxaana kacsan xalaadda\u00a0Hotel Ambassador, iyadoo Qaraxaan uu kusoo beegmayo iyadoo Dowladda Somalia ay maanta sheegtay inay Hawl-gallo Qorsheysan ku dishay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo uu ku jiro\u00a0Sh. Maxamed Dul-yaddeeyn oo tirsanaa saraakiisha sare ee Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Illaa hadda lama oga khasaaraha rasmiga ah ee Qaraxaan iyo Weerarka daba socday ee tooska ahaa ka dhashay, balse Goobjoogayaal ayaa HOL u sheegay inay Arkeen gaadiid yaallay Hoteelka Agagaarkiisa yaallay oo gubanaya, waxaana hoteelka ku dhaggan xarunta Dahab-shiil ee Tree Piano.<\/p>\n<p><em>Wixii warar ah ee kasoo kordha Qaraxaan waxaad kula socon doontaan wararka soo socda ee warsom haddii ALLE ogolaado.<\/em><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28364\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28365\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28366\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax Culus oo Is-miidaamin ah, si weyna looga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir, ayaa Goor-dhaw ka dhacay albaabka dambe ee Hoteelka Ambassador ee Muqdisho oo ku yaalla Waddada Maka Al-Makarama, Waxana la maqlayay qaraxa kaddib\u00a0rasaas culus oo la is-wey-daarsanayo. Sidoo kale, Weerarkan ayaa ahaa mid isugu jiray qaraxyo iyo weerar toos ah, iyadoo lasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28435,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28433","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28433","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28433"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28433\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28456,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28433\/revisions\/28456"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28435"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}