{"id":28423,"date":"2016-06-01T02:58:23","date_gmt":"2016-05-31T23:58:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28423"},"modified":"2016-06-01T02:59:34","modified_gmt":"2016-05-31T23:59:34","slug":"turkiga-oo-ay-maanta-ka-furmeen-wadahadaladii-u-dhaxeeyey-soomaaliya-iyo-sland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/turkiga-oo-ay-maanta-ka-furmeen-wadahadaladii-u-dhaxeeyey-soomaaliya-iyo-sland\/","title":{"rendered":"Turkiga oo ay maanta ka furmeen wadahadaladii u dhaxeeyey Soomaaliya iyo S\/land."},"content":{"rendered":"<p>Maanta oo ah 31.05.2016, waxaa la filayaa in wada-hadalladii Soomaaliya iyo Somaliland ay dib Turkiga uga furmaan.<\/p>\n<p>Dawladda Turkiga iyo dowladaha Carabta sida Isu-tagga Imaaraadka Carabta hormood u tahay ayaa wadahadallada qeyb ka ah, Kuwayt iyo Masar ayaana si dhow ula socda.<\/p>\n<p>Turkiga iyo Carabtu waxa ay sidaan hindiseyaal, sida la tibaaxayo, hoosta ka xarriiqaya:<\/p>\n<p>In Soomaaliya waxba u suurta geli waayeen, oo xittaa siyaasaddii maamul-gobolleedyada ee federaalku socon wayday oo madhaleys tahay; quusna laga sido.<\/p>\n<p>In Somaliland ku hungowday aqoonsi ay caalamka ka kasbato; waxbana aanay kasoo naaso-caddayn.<\/p>\n<p>Sidaas awgeed, waxaannu idiin haynaa qorshe aannu idinku dhexdhexaadinayno oo ah in labadiinna qolaba kasoo guurtaan halka aad hadda taagan tihiin oo la idiin sameeyo<\/p>\n<p>Dawlad dhexe oo aad waxna wada yeelataan; waxna idiin kala gaar noqonayaan; idinka oo ah laba saamiley oo 60,40 wax u kala qaybsanaya.<\/p>\n<p>Waddankana dib u dhis la idinku sameeyo dhinac kasta oo dhaqaale badan la gelinayo.<\/p>\n<p>Haddaba, sideed u aragtaa Muqdisho iyo Hargeysa, ama Soomaaliya (koonfur) iyo Somaliland oo dowlad dhexe oo federaal ah wada yagleela; una saami-qaybsada 60,40 oo ah sida Turkiga iyo Carabtu u xogol-xaadhayaan?<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28364\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28365\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28366\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta oo ah 31.05.2016, waxaa la filayaa in wada-hadalladii Soomaaliya iyo Somaliland ay dib Turkiga uga furmaan. Dawladda Turkiga iyo dowladaha Carabta sida Isu-tagga Imaaraadka Carabta hormood u tahay ayaa wadahadallada qeyb ka ah, Kuwayt iyo Masar ayaana si dhow ula socda. Turkiga iyo Carabtu waxa ay sidaan hindiseyaal, sida la tibaaxayo, hoosta ka xarriiqaya: [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28425,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28423","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28423","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28423"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28423\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28424,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28423\/revisions\/28424"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28425"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28423"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28423"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28423"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}