{"id":284,"date":"2011-05-01T10:26:21","date_gmt":"2011-05-01T10:26:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=284"},"modified":"2011-05-01T10:26:21","modified_gmt":"2011-05-01T10:26:21","slug":"muwaadiniin-soomaliyeed-oo-dhaawac-iyo-dhac-baahsan-loogu-geystay-gudaha-wadanka-south-afric","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/muwaadiniin-soomaliyeed-oo-dhaawac-iyo-dhac-baahsan-loogu-geystay-gudaha-wadanka-south-afric\/","title":{"rendered":"Muwaadiniin Soomaliyeed oo Dhaawac iyo Dhac Baahsan Loogu Geystay Gudaha Wadanka South Afric"},"content":{"rendered":"<p>Muwaadinin somaliyed ayaa dhac iyo dhaawac baahsan loogu geystay gudaha wadanka south afrika Ka Dib Markii habenimadii xalay aheyd ay qawleysto south afrikanah weerar kusoo qaaden dukaan ay kuganacsanayen muwaadiniin somaliyed oo ku Yaalay tuulo lagu magacabo khaliija oo qiyaastee 35km ujirta magalada ceptown ee wadanka south afrika<\/p>\n<p>Burcada soo werartay dukanka ayaa waxa,ay kaqaten lagu aad u fara badan oo cadan ah oo dukanka yelay iyagona dhaawac fudud u geystay mid kamidah milkiilayasha dukanka oo lagu magacabo maxamed cabdullahi Waxaana dhaawaciisa hadda lagu dabiibayo cisbitalka weyn ee magalada ceptown ee wadanka south afrka<\/p>\n<p>balse markii ay mashaqada dhacday ayaa waxa gobta sogaray ciidamada amanka e wadanka south afrika iyagona baaritano kabilaabay agagaaraha dukanka balse baryahan danbe ayaa waxa sobadanayay dilalka iyo tacadiyada loogeysto muwaadininta somaliyed ee kudhaqanka wadankan south afrika iyadona dowladda south afrika ayna kabixin wax war ah tacadiyada iska soo daba noq noqday ee lagula kaco muwaadininta somaliyed ee kudhaqan gudaha wadanka south afrika<\/p>\n<p>Marka aad aragto dhibaatada heysatada muwaadininta somaliyed ee kudhaqan gudaha wadanka south afrika ayaa waxa,ay kula muqaneysaa cidna uma maqno ceelna uma qodno!<\/p>\n<p><strong><span style=\"color: #800000;\">Cabduqaadir Maxamed saney<br \/>\nWarsom.com<br \/>\nsouth afrika<br \/>\nceptown<br \/>\nE-mail.. Inasaneey@hotmail.com<\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p><\/em>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>(<a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong> &amp; <\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muwaadinin somaliyed ayaa dhac iyo dhaawac baahsan loogu geystay gudaha wadanka south afrika Ka Dib Markii habenimadii xalay aheyd ay qawleysto south afrikanah weerar kusoo qaaden dukaan ay kuganacsanayen muwaadiniin somaliyed oo ku Yaalay tuulo lagu magacabo khaliija oo qiyaastee 35km ujirta magalada ceptown ee wadanka south afrika Burcada soo werartay dukanka ayaa waxa,ay kaqaten [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-284","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/284","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=284"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":288,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/284\/revisions\/288"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}