{"id":28372,"date":"2016-05-30T22:52:51","date_gmt":"2016-05-30T19:52:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28372"},"modified":"2016-05-30T22:55:49","modified_gmt":"2016-05-30T19:55:49","slug":"labo-bangi-keenyaan-ah-oo-codsadey-in-ay-ka-shaqeeyaan-kana-furtaan-faracyo-guadaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/labo-bangi-keenyaan-ah-oo-codsadey-in-ay-ka-shaqeeyaan-kana-furtaan-faracyo-guadaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Labo Bangi keenyaan ah oo codsadey in ay ka shaqeeyaan kana furtaan faracyo guadaha Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Labo baan oo Kenyan ah ayaa dhawaan codsaday inay ka mid noqdaan 12 shirkadood oo caalami ah oo maaliyadeed oo ogolaanshiyo dhawaan codsaday in loo siiyo in ay ka shaqeeyaan gudaha Soomaaliya.<br \/>\n<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Baanan kale oo laga leeyahay khaliijka Carbeed ayaa iyana doonaya inay xarumo ka furtaan isla markaana ka hawlgalaan gudaha dalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Lix baan ayumbaa haatan ka shaqeeya gudaha Soomaaliya oo ah dal haatan kasoo kabanaaya dagaal sokeeye oo muddo dheer socday.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Baananka haatan suuqa Soomaaliya soo galaya ayaa hase yeeshee waxaa lagu wadaa inay la shirkoobaan banuugta haatan ka furan gudaha Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Soomaaliya ma lahan weli siyaasad lacageed balse waxaa la rajeynayaa inay siyaasadaas yeelato dhawaan markii lacago cusub loo soo daabaco dalka.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28364\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28365\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28366\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labo baan oo Kenyan ah ayaa dhawaan codsaday inay ka mid noqdaan 12 shirkadood oo caalami ah oo maaliyadeed oo ogolaanshiyo dhawaan codsaday in loo siiyo in ay ka shaqeeyaan gudaha Soomaaliya. Baanan kale oo laga leeyahay khaliijka Carbeed ayaa iyana doonaya inay xarumo ka furtaan isla markaana ka hawlgalaan gudaha dalka Soomaaliya. Lix baan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28374,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28372","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28372","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28372"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28372\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28375,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28372\/revisions\/28375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28374"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28372"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28372"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28372"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}