{"id":28369,"date":"2016-05-30T22:33:01","date_gmt":"2016-05-30T19:33:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28369"},"modified":"2016-05-30T22:34:09","modified_gmt":"2016-05-30T19:34:09","slug":"sarkaal-ka-tirsanaa-ciidamada-xogga-laguna-tuhmey-dilka-sarkaal-kale-oo-la-xirey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/sarkaal-ka-tirsanaa-ciidamada-xogga-laguna-tuhmey-dilka-sarkaal-kale-oo-la-xirey\/","title":{"rendered":"Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Xogga  laguna tuhmey dilka sarkaal kale oo la xirey."},"content":{"rendered":"<p>Taliyihii Millateriga Somalia ee Gobolka Galgaduud, Col. Maxamed Kaariye Caraale (Dhega-Dheere) ayaa la xiray, kaddib la sheegay inuu ku lug lahaa dilka sarkaal kasoo goostay Al-shabaab oo dhaweaan lagu dilay Degmada Ceelbuur ee isla gobolkaas.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in taliyaha lagu xiray xabsi ku yaalla degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo loo heysto inuu amar ku bixiyay dilka Sarkaalka horay uga tirsanaa Al-shabaab oo lagu magacaabi jiray, Ciise Cali Mire.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Taliyaha la xiray ayaa Hoggaaminayay Dagaallada lagula jiro xoogagga Al-shabaab ee ku sugan Qaybaha bari ee Gobolka Galguduud ee Bartamaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Degmada Ceelbuur, ayaa xaqiijiyay Xarigga Sarkaalkaan oo markii laga war-helay inuu ku lug leeyahay dilka sarkaalka ka soo goostay Al-shabaab ee lagu dilay Ceelbuur, iyadoo Degmada Beledweyn loogu qaaday in Tababar lagu soo siinayo, hase ahaatee la xiray.<\/p>\n<p>Taliska Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa la sheegay inuu Muddooyinkan ku hawlanaa baari-taanka Dilka loo geystay sarkaalkaas isku soo dhiibay ciidamada Dowladda FS ee kasoo goostay Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Sarkaal ka tirsan ciidamada xoogga dalka ayaa noqonaya kii ugu horreeyay oo loo xiro dilka sarkaal ka soo goostay Al-shabaab, iyadoo Dowladda Somalia ay si gaar ah u daryeesho dadka ka soo goosta Al-Shabaab ee ay ka mid yihiin Saraakiishooda.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28364\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco23-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28365\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28366\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyihii Millateriga Somalia ee Gobolka Galgaduud, Col. Maxamed Kaariye Caraale (Dhega-Dheere) ayaa la xiray, kaddib la sheegay inuu ku lug lahaa dilka sarkaal kasoo goostay Al-shabaab oo dhaweaan lagu dilay Degmada Ceelbuur ee isla gobolkaas. Wararka ayaa sheegaya in taliyaha lagu xiray xabsi ku yaalla degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo loo heysto inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28371,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28369","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28369","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28369"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28369\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28370,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28369\/revisions\/28370"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28371"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28369"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28369"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28369"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}