{"id":28357,"date":"2016-05-29T21:22:54","date_gmt":"2016-05-29T18:22:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28357"},"modified":"2016-05-29T21:24:22","modified_gmt":"2016-05-29T18:24:22","slug":"shaqo-abuur-mashruuc-salka-ku-haya-oo-maanta-daaha-laga-rogeyyaa-wadayaase-loo-wadaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/shaqo-abuur-mashruuc-salka-ku-haya-oo-maanta-daaha-laga-rogeyyaa-wadayaase-loo-wadaa\/","title":{"rendered":"SHaqo abuur Mashruuc salka ku haya oo maanta Daaha laga rogey\/yaa wada?yaase loo wadaa?."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda Somalia, Maxamed Aadan Ibraahim [Ferkeeti]. ayaa maanta Daah-furaay Barnaamij Tiir-dhexaad u ah Tayeynta iyo Fursadaha Hay\u2019adaha Dhaqaalaha [Somali Core Economic Institutions and Opportunities Project] ee loosoo gaabiyo (SCORE), Waxaana Mashruucan Maal-gelinaya Bangiga Dunida, isagoo si toos ah ula shaqeynaya Wasaaradaha Ganacsiga, Dekedaha\u00a0iyo Bangiga Dhexe, kuwaasoo xiriir Wanaagsan la leh Shirkadaha gaarka loo leeyahay (Privet Sector).<\/p>\n<p>Furitaanka Mashruucan, ayaa Waxaa ka Qayb-galay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Wasiirka Dekedaha iyo\u00a0Wasiirka Maaliyadda Puntland, wuxuuna socon doono mudo sadex sano ah, iyadoo ay ku kici doonto lacag dhan 30-milyan oo doollar, iyadoo si gaar ah loogu hormarinayaa Shirkadaha Gaarka loo leeyahay, Wuxuuna gacan ka gaysan doonaa sidii loo abuuri lahaa hanaan shaqooyin loo abuuro dhalinyarada iyo haweenka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiir Maaliyadda, ayaa xusay in Diiradda lagu Saarayo Mashruucaan Tayeeynta Dhanka Shuruucda iyo kor u qaadida awooda Wasaaradaha xiriika la leh Ganacsatada.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa ugu horreeya talaabooyinka Mashruucani qaadi doono in sare loo qaado hay\u2019adaha Xariirka la leh ganacsiga gaarka loo leeyahay sida wasaarada Dekedaha, wasaarada Ganac-siga iyo Bangiga Dhexe &#8211; sidii loo Horumarin lahaa Shaqooyinka ku aaddan Maamulka iyo Maareynta. Iyadoo lasoo saarayo, lana Dhaqan-gelinayo Shuruuc Dhiirri-galin karta Maal-gashiga. Waxaa kaloo qayb ka ah mashruuca in la taageero Shirkadaha gaarka loo leeyahay kuwaas oo awood u yeelan doona inay shaqooyin u abuuran shacabka Soomaaliyeed,\u201dayuu yiri Wasiir Farkeeti<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka ayaa intaas ku daray yiri. \u201cMashruucaan, Waxaa laga Hirgelin doonaa dhamaan dalka, waxaana lagu billaabayaa Puntland iyo Muqdisho, Waxaana hormuud u ah fulintiisa Wasaaradda Maaliyadda Somalia oo Gacan ka helaysa Bangiga Aduunka, lacagta mashruucaan waxaa ku deeqay wadamada deeqada bixiya gaar ahaan Dalalka ku bahoobay Midowga Yurub.\u201d<\/p>\n<p>Ugu danbayntii, Wasiirka ayaa sheegay in ay farxad u tahay Wasaaradda Maaliyadda inay Maanta Muqdisho kaga dhawaaqdo Hirgelinta mashruucaan, Wasaaradduna ay Diyaarisay wax kasta oo suuro-galinaya in mashruucaani guulaysto.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28281\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28282\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28283\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda Somalia, Maxamed Aadan Ibraahim [Ferkeeti]. ayaa maanta Daah-furaay Barnaamij Tiir-dhexaad u ah Tayeynta iyo Fursadaha Hay\u2019adaha Dhaqaalaha [Somali Core Economic Institutions and Opportunities Project] ee loosoo gaabiyo (SCORE), Waxaana Mashruucan Maal-gelinaya Bangiga Dunida, isagoo si toos ah ula shaqeynaya Wasaaradaha Ganacsiga, Dekedaha\u00a0iyo Bangiga Dhexe, kuwaasoo xiriir Wanaagsan la leh Shirkadaha gaarka loo leeyahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28359,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28357","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28357","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28357"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28357\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28358,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28357\/revisions\/28358"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28359"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28357"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28357"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28357"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}