{"id":28354,"date":"2016-05-29T20:52:03","date_gmt":"2016-05-29T17:52:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28354"},"modified":"2016-05-29T21:05:09","modified_gmt":"2016-05-29T18:05:09","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-oo-shir-ay-isugu-yimaadeen-uga-hadley-arrimaha-amniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-shir-ay-isugu-yimaadeen-uga-hadley-arrimaha-amniga\/","title":{"rendered":"Maamulka gobolka banaadir oo shir ay isugu yimaadeen uga hadley arrimaha amniga."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa Kulan ay Muqdisho ku yeesheen maanta uga hadlay Ammaanka Caasimadda iyo sidii loo xoojin lahaa Guud ahaan amniga inta lagu jiro bisha Ramdaan ee nagu soo foolka leh.<\/p>\n<p>Kulankaan, ayaa waxaa ka Qayb-galay Mas\u2019uuliyiinta Maamulka Gobolka iyo Saraakiisha Hay\u2019adaha Amniga Degmooyinka Gobolka Banadir, waxaana diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa Ammaanka Caasimadda.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasadda ee Maamulka Gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye oo Warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in Amniga gacan bir ah lagu qaban doono, Wuxuuna xusay in ciidamada Amniga ay sare u qaadi doonaan Sugidda amniga\u00a0Muqdisho inta lagu gudo-jiro Bisha barakeysa ee Ramadaan oo ay ka harsan yihiin maalmo yar.<\/p>\n<p>\u201cMaamulka gobolka Banaadir xil gaar ah ayaa ka\u00a0saaran sugida amniga guud ee Muqdisho, bisha Ramadaan oo keliyana ma ahan ee waxaan doonaynaa in ammaanka caasimaddan uu noqdo mid sugan, Waqti walba waanu ka hadalnaa amniga Muqdisho,\u201d ayuu yiri Maxamed Axmed Diiriye.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Maxamed Axmed &#8211; ayaa ugu baaqay Madaxda Dowladda iyo dadka wax haysta inay Gargaar u Fidiyaan Dadka Dan-yarta ah ee Soomaaliyeed, Maadaama dhawaan la geli doono Bishii Ramadaan.<\/p>\n<p>\u201cQodobbada kale ee\u00a0shirkeena aan uga hadlnay, waxaa ka mid ah sidii aanu u ogaan lahayn Dadka baahan in la Caawiyo, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir-na ay u ogaan lahaayeen shacabka Gargaarka u baahan ee ku sugan Degmooyinkooda,\u201d ayuu intaas ku daray Guddoomiye ku xigeenku.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Xarakada Al-shabaab oo dagaallo kula jirta Dowladda Soomaaliya ayaa inta badan ku baaqda dagaallo ka dhan ah Dowladda iyo Ciidamada AMISOM ee taageera, inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28281\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28282\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28283\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa Kulan ay Muqdisho ku yeesheen maanta uga hadlay Ammaanka Caasimadda iyo sidii loo xoojin lahaa Guud ahaan amniga inta lagu jiro bisha Ramdaan ee nagu soo foolka leh. Kulankaan, ayaa waxaa ka Qayb-galay Mas\u2019uuliyiinta Maamulka Gobolka iyo Saraakiisha Hay\u2019adaha Amniga Degmooyinka Gobolka Banadir, waxaana diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28356,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28354","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28354","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28354"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28354\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28355,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28354\/revisions\/28355"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28356"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28354"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28354"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28354"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}