{"id":28342,"date":"2016-05-29T19:34:19","date_gmt":"2016-05-29T16:34:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28342"},"modified":"2016-05-29T19:35:58","modified_gmt":"2016-05-29T16:35:58","slug":"kooxda-real-madrid-oo-markii-11-aad-xalay-ku-guuleysatay-koobka-champions-league","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/kooxda-real-madrid-oo-markii-11-aad-xalay-ku-guuleysatay-koobka-champions-league\/","title":{"rendered":"Kooxda Real Madrid oo markii 11-aad xalay ku guuleysatay Koobka Champions League\/."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Kubadda Cagta ee Real Madrid, ayaa markeedii 11-aad xalay ku guuleysatay koobka Horyaalka Qaaradda Yurub ee Champions League, kaddib markii kulankii Filanka Koobkan ay Gool-ku-laadyo 5-3 ah kaga adkaatay Kooxda Atletico Madrid.<\/p>\n<p>Cayaarta \u00a0ayaa labada kooxood waxay 90-kii daqiiqo isla dhaafi waayeen 1-1, iyadoo lagu daray 30-daqiiqo oo dheeraad ah, iyadoo labada kooxood ay ku kala adkaan waayeen 30-kaas daqiiqo.<\/p>\n<p>Laacibta Juanfran, ayaa kooxda Atletico Madrid ka khasaariyay Rigooradii Afaraad oo ay tuurtaan, taasoo fursad u siisay in Laacibka Cristiano Ronaldo uu kooxdiisa Real Madrid uu u xaqiijiyo guusha.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Guushan ayaa noqonaysa, markii labaad oo Kooxda Real Madrid ay kooban ka fara-maroojiso Kooxda Atletico Madrid, iyagoo horay uga qaaday sannadii 2014-kii oo ay isla-gaareen finalkii Kooban, markaasoo kabtankoodii Sergio Ramos uu koobka sare u qaaday.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28281\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28282\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28283\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Kubadda Cagta ee Real Madrid, ayaa markeedii 11-aad xalay ku guuleysatay koobka Horyaalka Qaaradda Yurub ee Champions League, kaddib markii kulankii Filanka Koobkan ay Gool-ku-laadyo 5-3 ah kaga adkaatay Kooxda Atletico Madrid. Cayaarta \u00a0ayaa labada kooxood waxay 90-kii daqiiqo isla dhaafi waayeen 1-1, iyadoo lagu daray 30-daqiiqo oo dheeraad ah, iyadoo labada kooxood ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28344,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28342","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28342","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28342"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28342\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28343,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28342\/revisions\/28343"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28344"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28342"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28342"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28342"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}