{"id":28330,"date":"2016-05-29T18:15:38","date_gmt":"2016-05-29T15:15:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28330"},"modified":"2016-05-29T18:16:51","modified_gmt":"2016-05-29T15:16:51","slug":"cali-khaliif-galeyr-oo-sheegey-in-kalfadhiga-soo-aadan-ee-khaatumo-lagu-qaban-doono-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/cali-khaliif-galeyr-oo-sheegey-in-kalfadhiga-soo-aadan-ee-khaatumo-lagu-qaban-doono-laascaanood\/","title":{"rendered":"Cali KHaliif Galeyr oo sheegey in kalfadhiga soo aadan ee KHaatumo lagu qaban doono Laascaanood."},"content":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo mudane Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa ku goodiyay in kalfadhiga soosocda ee maamulkiisa uu ku rajo waynyahay in lagu qaban doono xarunta gobolka Sool ee Laascaanood.<\/p>\n<p>Madaxwayne Galaydh ayaa shalay ka\u00a0hadlayey furitaankii kalfadhigiiafraad ee barlamaanka Khaatumo oo lagu qabtay magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn oo ay ka soo\u00a0galeen xubnaha<br \/>\nbarlamaanka iyo qaar ka mid ah wasiirada Khaatumo ,wuxuuna sheegay in maamulkiisu uu soomaray marxalado aad u adag oo aan la filayn inuu dib u sii jiri doono hase ahaate EEBE mahadi ha sugnaatee uu dhidibadu wali u adagyihiin maamulkiisa.<\/p>\n<p>Madaxwaynaha ayaa xusay in uu ciidan tayo iyo mushaharba leh muda soo socota loo dhisi doono dawladiisa bisha tobnaad ee sooosoctana ay gacanta ku dhigi doonaan\u00a0 goobaha\u00a0 laga haysto,waxuuna sheegay in hadafka umadiisu ugu waynayaha kobcinta horumarka deegaanadda Khaatumo<br \/>\noo mudooyinkii la soo dhaafay aan waxaba laga qaban siduu hadlka u dhigay.<\/p>\n<p>Mudane Cali KHaliif ayaa aad ugu dheeraaday xidhiidhka maamulkiisa uu la leeyahay Dawladda Dhexe ee Soomaaliya iyadoo ay xurguf ka dhex oogantahay maamulka Khaatumo\u00a0 kadib markii la sheegay in xildhibaanada deegaanada uu soo xuli doono Maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Ugudanbayntii madaxwaynaha maamulka Khaatumo ayaa shacabkiisa ugu baaqay in guusho ay aad uga dhawdahay loona baahanyahy in loo wada guntado sidii loogaadhi lahaa midnimada ,cida ka qayb qaadataa xoraynta deegaanada la haytaana ay mudnaanta koobaad yeelan doonto.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28281\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28282\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28283\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo mudane Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa ku goodiyay in kalfadhiga soosocda ee maamulkiisa uu ku rajo waynyahay in lagu qaban doono xarunta gobolka Sool ee Laascaanood. Madaxwayne Galaydh ayaa shalay ka\u00a0hadlayey furitaankii kalfadhigiiafraad ee barlamaanka Khaatumo oo lagu qabtay magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn oo ay ka soo\u00a0galeen xubnaha barlamaanka iyo qaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28332,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28330","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28330","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28330"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28330\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28331,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28330\/revisions\/28331"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28332"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28330"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28330"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28330"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}